Sign in to follow this  
Saalax

War criminal Siilaanyo welcomed with shoes in Abdaal, Sahil

Recommended Posts

Saalax   

Abdaal oo lagu xidh xidhay 5 qof oo madaxweyne Siilaanyo Kabo Ku Salaamay xiligii uu xagaas maraayay

 

 

 

Hargeysa,(Qaran-news)–Shan qof oo kabo ku taagay madaxwayne Siilaanyo ayaa lagu xidhay tuulada Abdaal oo ka tirsan gobolka Saaxil.

Waxa tuulada Abdaal ee ku taala wadada laamayda ah ee Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera dhexdooda ku xidhan 5 qof oo u dhashay deegaankaasi ka dib marki ay abaarro kowdi duhurnimo ee maalintii doraad kabo u taageen madaxweyne Siilaanyo oo xiligaas isaga iyo kolayadiisu ay jidka soo hayeen, isla markaana ka soo laabtay socdaal uu ku marayey gobolada bariga Somaliland, kuwaas oo ku soo jeeday dhinaca Caasimadda dalka ee Hargeysa.

Shantan qof ayaa waxay ciidamada ammaanku xabsiga Mandheera u taxaabeen saacado kadib marki uu madaxweynuhu ku soo noqday Magaaladda Hargaysa iyadoo amarka qabashadooda uu ka soo baxay xaaska madaxweynaha Aamina Waris, taasoo sida la sheegay aad uga cadhootay dhacdadaasi kabaha loogu taagay Odaygeeda.

 

Haatuf.

 

 

 

https://www.qarannews.com/abdaal-oo-lagu-xidh-xidhay-5-qof-oo-madaxweyne-siilaanyo-kabo-ku-salaamay-xiligii-uu-xagaas-maraayay/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this