Sign in to follow this  
Saalax

War criminal Ina Bureeqa delegation stoned in Faraweyne, Waqooyi Galbeed

Recommended Posts

Saalax   

Dadwyanaha Degmada Farawayne Oo Mudaharaad kala Hortagay Waftigii Madaxwaynaha Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

 

Farawayne(Wajaalenews) Madaxwayne jamhuuriyada somaliland mudane Axmed Siilaanyo Iyo Wafti balaadhan oo hogaaminayay ayaa maalintii Labaad safar ku marayay meela kamida gobolada somaliland Gaar ahaan galbeedka waftiga madaxwaynaha oo xalay u Hoyday magaalda wajaale ayaa saaka u kicitimay deeganada xuduuda teedsan

 

 

Wafiga ayaa xili Casarkii ah kusoo beegmay Degmada Farawayne oo kamida gobolka maroodijeex dadwaynaha ayaa waxay sugayeen in waftiga madaxwaynuhu u dhagax dhigo jidka isku xidhaya farawayne iyo caasimda hargaysa ,iyadoo guud ahaan bulshada qaybaheeda kala duwan ay u diyaar yihiin ayaa waxaa markaliya isbadalay jawigii waftiga iyagoo ka dhaqaaqay dadkii soo dhaweeyay una baqoolay meel laga qoday riig biyood kaasi oo biyihiisa la kaydinayay mudo 15cisho ah

 

 

Arinta ayaa waxay waxlala yaabo kunoqotay bulshada reer farawayne taasina waxay sobotay in dadwaynuhu ku mudaharadaan wafiga madaxwayanaha ,

 

Warkan oo aanu ka helay midka mida dadka deeganka farwayne oo xiligaa isagu ku sugnaa goobta ayaa wuxu noosheegay in dhagax ay tuurayeen dadwayanaha reer farawayne uu khasaare oo gaadhsiiyay qarkamida gaadiidka madaxwyanaha oo laga jajabiyay muraayadaha kuna sheegay afar baabuur waasida uu hadalka u dhigaye

 

Waxa kale oo wararku sheegayaan in mid kamida askarta ilaalada madaxwyanaha uu soo gaadhay dhaawac

 

Arintan ayaa mid waxlaga xumaado ku ah waftiga madaxwyanaha oo guud ahaan ay lasocdaan dawladiisi in ay deegaanada ku maraan bila qorshe taladooduna noqoto hadba wixii ka yimaada maamulada degmooyinka in ay fuliyaan taasi oo ka qarinaysa in ay sidhaba ugu kuur galaan xaqiiqda ka jirta guud ahaan dalka

 

 

http://wajaalenews.net/?p=23375

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this