Sign in to follow this  
Saalax

Breaking news: Heavy fighting in West Borama between Wabar and Siilaanyo forces

Recommended Posts

Saalax   

War Deg Deg ah Israsaasayn Xoogan Oo Xalay ku dhexmartay Deegaanka Waraqa Ciidamo Taageersan Suldaan Wabar iyo Kuwa Maamulka Hargeisa Halkaasi OO Jabkii Ugu Horeeyey KaSsoo Gaadhay Maleshiyada Siiranyo iyo Dhaawacyo Hargeisa loola cararay.

 

 

http://harowo.com/archives/32249

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

War Deg Deg ah: Jabhada Suldaan Wabar oo xalay Soo Weerartay Ciidamada Qaranka

 

 

(Camuudnews) Wararka naga so gaadhaaya magaalada borama ee xarunta gobolka ayaa waxay tibaaxayaan in xalay abaaro 3;00 habeenimo ay jabahada Sldaan wabar weerar ku soo qaadeen fadhiisan ay ciidanka Somaliland ku leeyihiin Galbeed magaalada Borama amaba loo yaqaano Holholka ,sidaay noo sheegeen dad deegaankaasi ku sugnaa oo aan la xidhiidhnay ayaa waxay noo sheegeen in xabadu ay mudo halsaac ah socotay oo guuxeedu is qabsaday,ayna isku adeegsadeen labada dhinac hubka nuucyadiisa kala duwan ,

 

 

http://camuudnews.net/archives/2015/01/57500

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this