Sign in to follow this  
Saalax

War criminal Siilaanyo named as the most corrupted ever

Recommended Posts

Saalax   

 

 

 

 

Axmed Siilanyo waxa uu taariikhda ka gali doonaa madaxwaynihii ugu musuq’maasuqa badnaa ee abid ina soo mara

 

 

Madaxwaayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo, waxaa uu taariikhda Somaliland iyo ta Soomaalidaba ka gali doonaa Madaxwaynihii ugu Musuqmaasaqa baddnaa ee dalka Soo mara Tan iyo Intii aaynu Xuriyaadda ka qaaddanay Imperial kii Britannia 26/ 06/ 1960. iyo intii aaynu dib ula soo Noqonay Burco 1991, Axmed Maxamed Siilanyo Waa madaxwaynaha kali ah ee 4 Nin oo uu adeer u Yahay xilkii ugu wareejiyay Si dadban, ugu yaraan dhaawr jeer uu reshaffle sameeyey ama isku shaandhaayn marnaba muu taaban Afarta Wasiir ee Xirsi gaab ugu horeeyo, arintaani waxaay noqonaysaa arinta siilanyo ka dhigaaysa madaxwaynihii ugu qabyaaladda qadhmuunaa ugu musuqmasaqa baddnaa ugu indho_adkaa ugu tafaraaruqa badnna ugu Boobka badnnaa ugu Kaligii talisaasanaa ( Dictatror) ee abid ina soo maraa. waxa kale oo aay xukummadiisa iyo dadka tageeraa aanay marnaba isu qabanahaayn ee ee aay isula saxanyihiin/ isu qushuucsanyihiin/ islahagaagsanyihiin. islasaxanyhiiin/ ee aay isu Faaninaayaan sidii Ri_is_nuugtay, ( Somalidda ayaa ku maahmaahdda Nin is faanshay Waa Ri_is_nuugtay.)Madaxwayyne Siilaanyo taariikhddiisii SNM siddii uu u dhaqmi jirraay ayuun buu imikanna u dhaqmayaa, waana la ogaa yoo SNM maalintii Axmed Siilanyo xilka laga qaaday ayaa dalka la xoreeyey, Axmed siilanyo waxaa uu SNM ku biiray iyaddoo ah ( Organization ) uruur dhisan ah, oo Caawimooyin military ka hella dadla baddan oo

 

 

 

caalamka ah, oo ah Organization aay aad uga baqataay Xukummaddii Macalinkii siilanyo EE General Maxamed siyaad Barre aay aad uga baqato, Haddaba waxa dhacay maalintii uu Axmed Siilanyo ku biiray SNM ayaa waxa ka bilaabmay in Madaxddii SNM shirqool laghu laayo, oo Mid mid loo assassination ama shirqool lagu dillo, Sidda dilkii lagu khaarajiyay Mujaahid Ina Koosaar iyo Mujaahidd Adan shiine oo labaddab la khaarajiyay Xiligaasi uu Axmed Siilanyo Ururka kaga soo biiray Xamar, markii labaddasi mujaahid la khaarajiyay waxaa la caleemasatray muddo ka dib waxaa la caleemo saaray Axmed siilanyo, dabeedna Markiiba waxaa bilaabmay baaba,ii ama burburkii SNM, waxaa istaagay Caawimaddii aan calamka ka heli jirnay, Gudoomiye Axmed siilanyo waxa uu ku guuldaraastay inuu caalamka inooga keeno tageero, tii hore ee aaynu aduunka ka helijirnay ee maliyadeed iyo sanadeedba waay istaageeen gabi ahaan, markiiba waxa uu Gudoomiye siilanyo bilaabay inuu Oragnizationkii SNM uu reero ka dhigo oo uu ardaa ardaa ka dhigo ummadiina ka dhaadhiciyo inaay isku tashaddan oo reer waliba aagiisa ka dagaalamo oo reer walibba xoolihiisa ku dagaalamo, dabeed ardaa ardaa loo kala baxo qabyaald fooxumina ka dhex bilaabanto Ururkii dhaqdhaqaaqii Wadaniga somaliyeed EE SNM,Axmed siilanyo markiiba waxuu bilaabay inuu lacagtii qaadhanka ahaayd ee Reerhu iska uruurinayeen uu tolkii ugu Sameeyo Companiyo shares na u galiyo xoolihii loogu talo galay in lagu dagaalamo uu tolkii ku naasnuujiyo waxnna Tickets ama tigidho ugu jaaro intii reerkiisa ahaayd ee ururka ku jirtay halkaaso oo uu qaarbaddan u soo diray Dalka ingriiska iyadoo lawadda ogaa dadka ugu badnnaa ee dhaawaca lagu keenay dhaawac ku sheega dalka ingriiska aay reerkiisa u badnayeen,islamarkaaasina samaastay Companyga imika loo yaqaano Dahabshiil group oo barigaasi la odhan jiray Dhiigshiil.Axmed siilanyo sidaasi uu ugu guulaastay inuu dhiigshiil u bixiyo dahabshiil, ayuu isaga laftiisiina uu markale mujaahid la ftiisiina uu Mujaahid markale la baxay, hadda waa Ninkii markuu 6 sanadood hayay Hogaanka saree SNM markii uu tumasho iyo dalxiis isaga baxay ee luugu gabyaayay aay ugu gabyayeen inamaddii Jabhaddii SNM gabaygan, ( Anagoo heraar joogna Hargeisi xoraaynta Marduuf la haddafka Toyota hamsaaynta injiya la haddafka hayaaydda hayaaydda anagoo heraar joogna hargeisi xoraaynta,

 

 

 

 

Waaryaahe Hadraawi malaa halgankeena Adaaba hortaagan.) markii Reer Somaliland arkeen Chairman kii inuu iskaga tumasho tagay Dubia iyo heerar aay arkeen inuu tolkii lacag u samaaynaayo islamarkaasina jabhaddii SNM aay burbur ku dhawaatay watii Ilaahay Naxariistii jano ha ka warabiyee Mujaahid Cabdiraxmaan Axmed Cali la magacaabay, dabeedna uu 6 months lix bilood dalkii uu siiranyo 6 sanadood ku xoraaynkari wayay uu Cabdiraxmaan ku xoreeyey, haddab akhristoow anigoon taariikhdii SNM ee Siilanyo halkan ku soo koobi kariin fool xumadeedii, markii uu imika Madaxwaynaha noqdayna Muxuu yidhi…… > Reer waloowba wadooyinkaaga dhiiso oo qaadhaan ha lagu dhiso wadooyinka oo caruurta nusasaacaha schoolka ha laga af qabto lacagtana Inankan aan adeerka u ahay Meel ha ii dhigee ee xiri _gaab eh lacagta wadooyinka isaga u shiiba, inankan kale ee aan adeerka u ahayna Macdantii dalka shirkaddo tuugo ah isaga iyo ianakaan sodoga u ahay ee bashe morgan ha ka dilaalan oo wataa reer Awdal ka kaceen, inanka kale ee uu adeerka u yahay ee duulista iyo hawaddana wax alla waxii aay carabta iyo UAE iyo Kuwait aay Airportska siisay waxuu ku yidhi adeer Qasnaddo waawayn inuugu guro oo guryo dibadda ibnoogaga soo iibi, oo waxaa ingriiska iyo wadamo kale oo calamka ah Familiga Siilanyo ka gateen guryo dhan, uguyaraan ilaa $ 15 million USD.

 

 

 

 

https://qarannews.com/axmed-siilanyo-waxa-uu-taariikhda-ka-gali-doonaa-madaxwaynihii-ugu-musuqmasaaqasaqa-baddnaa-ee-abid-ina-soo-maraa/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this