Mooge Posted January 11, 2015 This man paved the ground work, work hard to get it done and was the star of this meeting. good job Dr. Bayleh. you are a competent man who cares about his country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Axmed1508736699 Posted January 11, 2015 Sxb post link. Otherwise it will be only Mooge source. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted January 11, 2015 axmed, niyoow this is my analysis after following the Foreign Minister's work. there is usually no better source than Mooge as has been proven in this forum continuously. I hope CCC brings him back as FM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Axmed1508736699 Posted January 11, 2015 Sxb i take Sahal analysis as the only true analysis. Nice try sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted January 11, 2015 Even news websites are picking up my sentiment that he has done a lot for his country. Tan iyo markii lasoo gabogabeeyay shirkii IGAD waxaa kor u kacday hadalhaynta iyo waxqabadka wasiirka Arimaha Dibada Somaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Bayle Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee Soomaalida ayaa aaladaha wararka laiskugu gudbiyo waxa ay soo dhigeen sawirada wasiirka Arimaha dibada Somaliya Dr Cabdiraxman Baile, dadkani ayaa amaan iyo duco dusha uga tuuray wasiirka waxayna sheegeen in uu aqoontiisa iyo kartidiisa uu ku jabiyay gidaar ku xeernaa dalka Somaliya oo mudo 30 sano ku dhaw ka xidhnaa caalamka isla markaana laisku halayn karaynin, balse waxa ay shacabka Soomaalidu qirayaan waxqabad ka iyo dadaal aad muujisay iyo waliba doorka aad ka ciyaartay waxka badalka hanaanka wasaaradaada ayaa lagu yidhi fariimo badan oo loo diray wasiirka, wasiirka ayaa lagu amaanay wufuudaha booqnaya dalka intii uu wasaarada fadhiyay sida waftigii ugu balaadhnaa ee jaamacada Carabta ka socday ee soo gaadhay muqdisho sidoo kalena safaaradaha iyo danjirayaasha caalamku si wayn ugu soo bateen caasimada,taasi waxaa ka daran bay yidhaahdeen shirkii IGAD ee ka qabsoomay Magaalada Muqdisho iyadoo wufuudii dalalkaasi waliba u hoydeen Magaalada Muqdisho Dad badan oo wasiirka waxqabadkiisa ka faaloooday ayaa ku sheegay nin Soomaali ah oo taariikhdu qori doonto kana tilmaaman aqoonyahanka Soomaalida. Wasiirka arimaha dibada Somaliya oo haysta shahaadada PHD ee xaga dhaqaalaha iyo horumarinta aqoon sarena u leh xaga diblamaasiyada ayaa labaataneeyo sano ka mid ahaa madaxda African Bank,waxaana dadka Soomaalidu u yaqaanaan Waayeel ay wadaniyadu ku wayn tahay wuxuuna soo saaray tiro heeso ah oo wadani ah oo shacabka Soomaalidu bogaadiyeen. Siiyaha Wasiirka arimaha dibada Somaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa la ogayn in ay seeftu qaadi doonto golaha wasiirada ee dhawaan uu ku dhawaaqi doono Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.Iyadoo sida caadadu tahay masuuliyiinta loo soo xulin waxqabad iyo aqoon balse habka qancinta qabiilad. http://www.boramanews.com/index.php/somali-news/item/2112-waxqabadka-wasiirka-arimaha-dibada-somaliya-oo-si-wayn-loogu-amaanay-barta-xidhiidhka-bulshada-iyo-siyaasiyiin-badan-oo-ku-tilmaamay-halyeey-somaliya-waxka-badalay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted January 11, 2015 He slowly convince the Chinese that the theft of minerals in Wabar Mountains is null and void without offending the Chinese government which we are trying to build good relations with. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 11, 2015 He will not come back Damuljadiid wants Fawzia back in that place U heard it from Xaaji Xunjuf Cumar buur has no say about the new Ministers Thats why it take so long for him to announce it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Axmed1508736699 Posted January 11, 2015 It brings tears in my eyes that xaaji finally came to realize that somalia is his country Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 11, 2015 Somalia is not my country it was never my Country and it will never be my Country but i am just saying who will come back and who wont. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted January 11, 2015 xaaji, Bayleh may or may not return, but he made his mark. that is all that matters. we know qoslaye cares about his deep corrupt friends so this will not surprise me. but no matter what, Bayleh is a hero. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted January 11, 2015 Bayleh is close to coming back Xaaji. your wish to have your cousin Fawzia is not looking good. Quote Share this post Link to post Share on other sites