Sign in to follow this  
Mooge

Heavy weight Gaagaab and other elders warn the Central state sham

Recommended Posts

Mooge   

Kulan maanta magaalada Gaalkacyo ku yeesheen siyaasiyiin iyo nabadoono reer Puntland ayaa looga hadlay aragtida siyaasiyiinta, nabadoonada iyo shacabka Puntland ee ku aadan maamulka loo dhisayo Galgaduud iyo Koonfurta Mudug.

 

Siyaasiyiinta waxaa ka mid ahaa Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo madaxweyne ka soo noqday Puntland, Nabadoon C/casiis Aw Yuusuf Xaarin iyo Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad.

 

ADVERTISEMENTS

 

Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo hadal dheer ka jeediyey kulanka ayaa ku dheeraaday mowqifka shacabka Puntland ee ku aadan maamulka gobolada dhexe isagoo sidoo kale ka hadlay habraaca iyo dhismaha nidaamka federaalka caalamiga.

 

Gaagaab wuxuu sheegay in maamulkan aan la marsiin habraacii nidaamka federaalka balse si kale la iskugu raray dad iyo dhul aan iraaci kerin, wuxuu sheegay in beelaha gobolka Galgaduud haatan ay u baahan yihiin dib u heshiisiin.

 

Siyaasi Gaagaab wuxuu sheegay in waqooyinga Mudug uusan marna ka mid ahayn maamulkaa la dhisayo sidaasna uu ugu cadaynayo shasiyaad uu sheegay in ay ku tageen magaalada Cadaado iyagoo matalaya Waqooyiga Mudug.

 

Nabadoonada ayaa isku raacay in aysan diidanayn maamulkaa la dhisayo oo ay soo dhaweynayaan balse aysan ka mid ahayn waooyiga Mudug, iyagoo shacabka goboladaas ugu baaqay in ay ka tashtaan aayahooda hogaankoodana u dhiibtaan shaqsi ku haboon.

 

Nabadoonadu waxay fariin u direen maamulka Galmudug iyagoo kula taliyey in ay kawada shaqeeyaan nabada iyo wada degenaashaha ka dhexeeya, waxay sidoo kale fariin u direen madaxda dowladda federaalka oo ay kula taliyeen in ay saxaan habdhiska maamulka.

 

Codadkii Kulanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sxb,

Why do u want a war you cant win? Unless you need Italian Muruq or Xabashi Muruq?

Niyoow dagaal is not the solution.

You must only fight if u are sure u can defeat them by ur own muscles and submit them..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this