malistar2012 Posted December 27, 2014 Shariif xasan sheekh aadan lands in Kismaayo huge welcome Somali heading right direction breaking the cycle tribalism we'll done . Federal states discussing current and future issue forging alliance sign of political stability ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted December 27, 2014 This is great niyoow. Shariif Sakiin is moving his people forward. Galmudug needs to learn this lesson. Claiming other people's land for sake of arguing is only going to waste your time and hold you down. Sakiin realized this early and wants to help his clan. peace and prosperity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted December 28, 2014 Maamulada K/galbeed iyo Jubbaland oo isla meeldhigay Qodobo muhiim u ah aayahooda Wafdigii balaarnaa ee uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markii si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo kadib waxaa loo gudbiyay xarunta madaxtooyada ee magaalada Kismaayo.Labada madaxweyne ayaa halkaas si wadajir ah ugula hadlay saxaafada waxayna sheegeen in si saraaxa leh labada dhinac u wadahadli doonaan xili waliba. Intaa kadib ayaa waxaa labada dhinac kulan isugu yimaadeen kaas oo ahaa isbarasho. Kulankan ayaa isbarashada ka sakoow waxaa la isku afgartay in gudiyo loo saaro wadahadalada dhexmari doona labad maamul waxaana la isku waafaqay in kulamada labada dhinac dhexmari doona loo kala saaro mid dhaqan iyo mid maamul iyadoo odayaasha dhaqanku ay si gooni ah uwada hadleen, halka siyaasiyiintuna ay kulan gaar ah yeeshen, waxaana la sameeyay gudi farsamo oo arimahan fududeeya. Wadhadaladii rasmiga ahaa ayaa waxaa laga soo saaray dhowr qodobo oo kala ah:- 1) In xuduudaha u dhaxeeya labada maamul goboleed ay noqdaan xuduudihii la yaqiinay intii aysan burburin dowladii dhexe ee Somalia 1991. 2) In la xoojiyo xiriirka labada maamul goboleed la iskana kaa shado arimaha amniga iyo la dagaalanka Alshabaab. 3) In dadka ku kala nool deegaanada labada maamul goboleed si cadaalad ah looga qayb geliyo maamulka 4) In Dowlada dhexe ay kala tashato maamul goboleedyada qaabkii hirgelinta nidaamka federaalaynta Somalia iyo qaabkii lagu gaari lahaa hiigsiga 2016. Si kastaba ha ahaatee, waxaa la filayaa in kulamada labada dhinac la soo saaro warmurtiyeed ka kooban qodobadii la isku afgartay. Wararka iyo Barnaamijyada Allbanaadir Live si aad u dhageysato garaac USA iyo Canada +17124322959 UK 0330-332-6520 Australia 1-300-230-739 Sweden: 46840308867 Norway: 021.984.528 South Africa 01.05.90.46.02 Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
White star in blue Posted December 28, 2014 A right step to right direction.This means the organic union that Somalia needs desperately is in the offing. Quote Share this post Link to post Share on other sites