Mooge Posted December 26, 2014 Waagacusub.info - Fadeexadii ugu xumeeyd taariikhda ayaa ka dhalatay weerarkii shalay lagu qaaday Taliska Ciidanka Amisom kaas oo kooxda Al-Shabaab u adeegsadeen gaari nuuca aan xabada karin. Gaariga loo adeegsaday weerarka Taliska Amisom oo ah nuuca aan xabada karin waxaa iska lahaa Wasiirkii hore ee Amniga iyo Arrimaha Gudaha Somalia Cabdi Kariim Xuseen Guuleed. "Baabuurka Bullet Proof-ka Xalane lagu weeraray waxaa iska lahaa Abdikarim Hussein Guleid wuxuuna uga kireysnaa Hey, ad magaalada ka shaqeysa oo Emaratka laga leeyahay”ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Somalia balse codsaday inaan magaciisa la shaacin. Wasiirka Amniga Qaranka Somalia Khaliif Ereg oo isagana Waagacusub la hadlay ayaa yiri "Baabuurkaas waxaa iska lahaa Abdikarim Hussein Guleid wuxuuna ka kireystay Hay’ad Carbeed,Maalintii 1200 oo Dollar ayuu ka qaadan jiray Bishiina 36000 Dollar,Baabuurka sidaasa,oo taargada Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga wata ayaa Xalane lagu weeraray” "Saraakiisha Amaanka iyo Madaxda dalka markeey ogaadeen in Gaariga lagu weeraray Amisom yahay kii Cabdi Kariim Guuleed ayey afka xiratay,waana sababta ilaa iyo hadda aanay dowlada Somalia uga hadlin waxa dhacay laakiin wuxuu weerarkaan qabri u diray rajadii Abdikarim ee aheyd amaad markale Wasiir noqotaa” sidaan waxaa Waagacusub ku yiri Wasiir ka tirsan Xukumadii la riday ee Cabdiweli Sheekh Axmed. By Dahir Alasow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted December 26, 2014 how long has Mooge been telling you that qoslaye actually works with Alshabab. these websites are so behind. lol. shame that somalia is hostage to this damjadiid-shabab wadashaqayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Axmed1508736699 Posted December 26, 2014 Sxb i stopped reading when i saw waagacusub.org. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted December 26, 2014 is in your other mogadishu-owned websites too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samatar Rooble Posted December 27, 2014 Puntland propaganda , as usual, just like they fabricate lies about the glorious country of Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites