Sign in to follow this  
Mooge

AMISOM fired the Djiboutian Somali guy and appointed some Ole Yamamunda Hunga

Recommended Posts

Mooge   

00000000000000000000afhayeenka_amisom-620x330.jpg

 

Kadib markii uu Warbaahinta ka sheegay Afhayeenkii AMISOM Korneyl Cali Xumad,weerarkii Xalane ka dhacay inay lug ku leeyihiin Xubno Damjadiid oo Dawladda Federaalka ka tirsan,ayaa sababtay Ciidamadda AMISOM inay shaqadda ka ceyriyaan Afhayeenkii AMISOM ee Dalka Jabuuti ka soo jeeda

 

 

Amisom, ayaa waxay si cad u sheegtay inaanu Korneyl Cali Aadan Xaamud Afhayeen u ahayn Taliska Ciidamada Midowga Afrika, ee ka hawlgala Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Somaliya.

 

Qoraalka, ayaa waxaa lagu yiri "Hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya waxa uu jeclaan lahaa in uu cadeeyo, inaanu Korneyl Cali Aadan Xumad Afhayeen u ahayn Amisom.”

 

Wixii warar iyo macluumaad ah ee ku aadan Amisom, ayaa waxaa qoraalka lagu sheegay in lagala xiriiri karo Eloi Yao, oo buuxinaaya booskii Korneyl Xumad.

 

Hawlgalka Midowga Afrika ma kala cadayn baahida keentay in shaqada laga eryo Korneyl Xumad, laakiin waxaa la tuhunsan yahay in lagu heysto Wareysiyadii uu shalay ilaa maanta ka bixinaayay weerarka lagu qaaday Xarunta Amisom ee Xalane,isagoo farta ku goday kana sharqamiy Xubno Dawladda Federaalka ka tirsan oo Damjadiid ah inay fududeeyeen weerarka Xalane.

 

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

DoctorKenny was right. few ragtag terrorists rattle their soul and they turn against the only Somai spokesman. they don't trust any Somali. lol.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this