Saalax Posted December 16, 2014 Fadeexad weyn:Xog ku saabsan Kulankii Dhicisoobay Ee Madaxwayne Siilaanyo Jabuuti Kula Yeelan Lahaa Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh. Nairobi-(Qaran-news)- Kulankii dhicisoobay ee Madaxweyne Siilaanyo magaaladda Jabuuti uu kula yeelan lahaa Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh, ayaa shabakadda Ramaasnews ka heshay ilo diblomaasoyadeed xogo sir ah oo ku arooraya wixii uu daaranaa kulankaasi. Sida ilaha diblomaasiyadeed oo aanan magac dhabeyni noo xaqiijiyeen waxa kulanka hal abuurkiisa lahaa Madaxweyne Siilaanyo iyo xubnaha khusuusida ah ee ay ka go’do talada aqalka looga arimiyo Somaliland, waxaanay daaraneyd loolanka cidda noqon doonta Raysal wasaaraha cusub ee Somaliya. Madaxwayne Siilaanyo iyo xubnahan ayaa olole dhawr jiho ah ku qaaday madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh, sidii uu xilka Raysal cusub ugu magacaabi lahaa Dr. Maxamuud Cabdillaahi Jaamac “Sifir” oo xilligan ah wakiilka Somaliland ee dalka Kiiniya. Dhanka kale waxa madaxweynaha Somaliland suurtagelinta arinkan uu isna xidhiidh toos ah ugala sameeyey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, sidii uu u suurtogelin lahaa kulan uu ku kulansiiyo madaxweynaha Somaliya. Iyada oo madaxwayne Siilaanyo ugu dhigay madaxwaynaha Jabuuti in haddii uu magacaabo Raysal wasaare kasoo jeeda waqooyi ay fududayn doonto isfahamka wadahadalada u dhexeeya labadooda dhinac. Waxaana ilaha diblomaasiyadeed intaas ku dareen in Madaxweynaha Somaliya iyo kooxda la talisaa ay dalabkaa si cad u diideen saacadihii ugu dambeeyey ee madaxweynuhu uu u ambabixi lahaa dalka Jabuuti, kadibna madaxwayne Siilaanyo ka cadhooday hindisihiisa dhicisoobay, halkaasna uu gebi ahaanba dib ugaga laabtay kuna baabiiyey ambabixiisii Jabuuti. Haddii warkani uu xaqiiq u noqdo sida ilahan diblomaasiyadeed noogu sheegeen, waxay ina tusaysaa in uu jiro xidhiidh toos ah oo ka dhaxeeya masuuliyiinta fadhida aqalka madaxtooyada Somaliland iyo maamulka ugu sareeya hogaaminta dalka Somaliya, taasina ay god madow ku ridayso hiigsigii shacbiga reer Somaliland 23 sanadood ku raadinayeen dal madax-banaan oo leh mid lamida xuquuqaha sharciyeed ee qaramada caalamka. t0 (1) Nairobi https://qarannews.com/fadeexad-weynxog-ku-saabsan-kulankii-dhicisoobay-ee-madaxwayne-siilaanyo-jabuuti-kula-yeelan-lahaa-madaxwaynaha-somaliya-xasan-sheekh/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted December 16, 2014 Lol @ Silaanyo It's a pity that doddering Silaanyo does not realize that President Culusow has got his own problems... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted December 16, 2014 If Somali websites are good at anything, it is the spread of baseless rumours, bad editing and language, iyo qabyaalad :-D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 16, 2014 <cite> @Tillamook said:</cite> Lol @ Silaanyo It's a pity that doddering Silaanyo does not realize that President Culusow has got his own problems... It is sad how low Siilaanyo sunk, I remember back in 2012 it was actually the otherway round and now Siilaanyo is snubbed like a teenage girl. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted December 16, 2014 Siilanyo is not getting a break these days niyoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adam Posted December 16, 2014 <cite> @Tallaabo said:</cite> If Somali websites are good at anything, it is the spread of baseless rumours, bad editing and language, iyo qabyaalad :-D Agree the many different socalled online shabakada news sites, cater to the lowest common denominator and is read and quoted by Neanderthals . When they don't have any news they fabricate their own "secret sources" lies and spread it . They are one of the biggest enemy of the people both at home and abroad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 16, 2014 <cite> @Mooge said:</cite> Siilanyo is not getting a break these days niyoow. He doesn't deserve a break to begin with. Quote Share this post Link to post Share on other sites