Axmed1508736699 Posted December 7, 2014 Magaalada Hargeysa dhowaan waxaa laga sameeyay daartii ugu dheereyd oo leh wiishka dadka qaada ee dhismooyinka dhaadheer lagu fuulo. Waa markii ugu horreysay ee daar wiish leh laga dhiso Hargeysa. Haddaba isticmaalka wiishka muxuu wanaag iyo dhibaato leeyahay? Ka soo dhiibo aragtidaada. Masha Allah, Masha Allah, Masha Allah. Maamulka snm got its first building with elevator. What other maamul will be next? Puntland? Quote Share this post Link to post Share on other sites