Sign in to follow this  
Mooge

Puntland is sending a delegation to Shariif Sakiin's innauguration

Recommended Posts

Mooge   

20141202_133957.jpg

 

Muqdisho(pp) Wafdi ka socda Dawladda Puntland uuna hogaaminayo wasiirka caddaaladda Puntland Ismaciil Max’ed Warsame ayaa maanta 02, Dec, 2014 waxay u anba bexeen magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka koonfur galbeed Somalia, halkaas oo ay kaga qayb geli doonan caleema saarka Madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheikh Aadan.

 

Wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirada Warfaafinta,Deegaanka,Dastuurka xubno ka tirsan golaha wakiilada iyo Madaxtooyada Dawladda Puntland.

 

Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah uga qayb galaysa caleema saarka Madaxweyne Shariif Xasan Sheikh Aadan, ka qaybgalkaas oo salka ku haya siyaasadda Puntland ee ku wajahan baahinta nidaamka federaalka ah iyo maamul goboleed-yada waafaqsan dastuurka federaalka ah ee Soomaaliya.

 

Wafdiga ayaa maanta galinkii hore ka dagay Garoonka Muqdisho,oo ay uga sii gudbi doonaan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this