Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 6, 2003 Salaan... Mar mar in la tuurto waaye. Haye tan qabsada hee, sidii canbuulo camalna u laqa yaah. Hunguri laawiyaal. ________________ Waagii nabada aa macalinkoo losoo diray Mareykanka, suu usoo barto siyaasad {Political Science}. After five years, he came back to Soomaaliya. And straight he went back to baadiye, where reerihiisa daganayeen. Maalintuu baadiye imaaday maalintii ku xigtay aa waxaa usoo booqday ilmo adeerkiis oo geeljire eh. Salaan ka bacdi, waala is wareestey. Ilmo adeerkiis aa weydiiye, "Walaaloow intaas sanaa dibad ku maqneed, maxaad ku maqneed oo soo baratay?" "Walaal, siyaasad baan soo bartay." "Ma intaas dhan siyaasad baa soo baraneysay?" "Haa walaal." Kii ilmo adeerka ahaayeen konton shilin inuu jeebkiis kasoo bixiye uu ku dhahay, "Hadii aad siyaasad quman soo baratay, bal kontonkaan shilin iga qaad!" "Ee see kaaga qaadaa." "Ee adigu sooma dhihin siyaasad baan soo bartay, anaguna siyaasad been iyo qaacinimo baan u naqanaa." "Maya, maya, saas ma'aha. Siyaasad saas ma laga wado..." "Wallee waa soo qasaartay." _________________ Macsalaama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
J.Lee Posted September 24, 2003 I had to struggle to read it since my somali isn't the truth but that was a killer punchline...... "Wallee waa soo qasaartay." looool I could picture my cousins saying that. Quote Share this post Link to post Share on other sites