Mooge Posted November 29, 2014 http://marqaanweyne.com/?page_id=12632 niyoow qoslaye and his Unuka culture of Voodoo is sickening. listen the audio above which the governor of Gedo is disgusted by qoslaye's personal guard unit known as Alpha Group flying all the way to Gedo to grab Voodoo sample from Siyad Barre's grave so that Abdiweli can be defeated. looooooooool. walaaahi qoslaye has lost his mind. my friend in nairobi said that the Puntland damjadiid doctor has defected after qoslaye's condition worsened. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted November 29, 2014 this is unbelievable niyoow. Culusoow oo Qabriga Siyaad Barre Sixir u doontay Waxaa magaalada garbahaareey ee gobolka gado yimid 5 kamid ah ilaalada Madaxtooyada ee Madaxwayne xasan sheikh maxamuud, ilaaladan oo sidaran uhubaysnaa ayaa markay garoonka kasoo dageen waxaa gacanta kudhigay Ciidamo katirsan AMISOM, Waxayna waydiiyeen meesha ay kusocdaan iyo cida ay yihiin madaama laga shakiyay Xaalada oo halkaa taagan waxaa soo wacay AMISOM xafiiska madaxwaynaha soomaaliya, waxaana loo sheegay in uu madaxwayne xasan soo diray ayna rabaana in ay tagaan qabriga maxamed siyaad bare. Waxaana loo sii qaaday qabriga, hadaba markii ladul geeyay qubuurihii ayay dhaheen dusha naga tusa midka uu kuxabaalan yahay Maxamed siyaad bare laakiin waa loo diiday, hadaba ujeedada ay usoceedn in ay qabriga arkaan bal dhagayso adaa yaabi doonee. Ninkan oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay arinta aad soo dhagaysatay ee ah In ay Ciid kaqataan qabirga si looga guulaysto RW abdi wali sheikh axmed waxaana arinkaa ushegay xasan sheikh faaliye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted November 29, 2014 5 Kamid ah Ilaalada Madaxwayne Xasan oo Loo soodiray Qabrigii Maxamed Siyaad Bare ARIN YAAB LEH Waxaa magaalada garbahaareey ee gobolka gado yimid 5 kamid ah ilaalada Madaxtooyada ee Madaxwayne xasan sheikh maxamuud, ilaaladan oo sidaran uhubaysnaa ayaa markay garoonka kasoo dageen waxaa gacanta kudhigay Ciidamo katirsan AMISOM, Waxayna waydiiyeen meesha ay kusocdaan iyo cida ay yihiin madaama laga shakiyay, Xaalada oo halkaa taagan waxaa soo wacay AMISOM xafiiska madaxwaynaha soomaaliya, waxaana loo sheegay in uu madaxwayne xasan soo diray ayna rabaana in ay tagaan qabriga maxamed siyaad bare, Waxaana loo sii qaaday qabriga, hadaba markii ladul geeyay qubuurihii ayay dhaheen dusha naga tusa midka uu kuxabaalan yahay Maxamed siyaad bare laakiin waa loo diiday, hadaba ujeedada ay usoceedn in ay qabriga arkaan bal dhagayso adaa yaabi doonee HALKAN KADHAYSO AYAABKA ADUUNKA mmNinkan oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay arinta aad soo dhagaysatay ee ah In ay Ciid kaqataan qabirga si looga guulaysto RW abdi wali sheikh axmed waxaana arinkaa ushegay xasan sheikh faaliye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted November 29, 2014 Maalin dhawayed waxaan baahinay In Ciidamo Afka duubayn ay gaadheen Magaalada Garbahaaray waxayna Ciidamo sheegeen in ay Mgaaalada u yimaadeen in ay soo arkaan Qabrigi Maxamed Siyaad Barre Ciidamadaas waxaa ka hor tagay Ciidmo deegaanka iyo Ciidamada AMISON Waxayna dib ugu laabteen Muqdisho Warar dib laga helay wax ay u socdeen Ciidamada Afka duubta ee Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay wateen Amar laga soo siiyey Magaalada Muqdisho kaas oo ahaa in Ciid ka soo qaadaan Qabriga Siyaad Barre ayna keenaan Madaxtooyada sheekada ah in ay doonayaan Caro waxay dhex martay Ciidamada Garbahaaray iyo Ciidamada Diyaarada ku yimid. Halkan Guji oo Ka Dhageyso Sarkaal arinta ka hadlay ayaa yidhi Arintan waxay salka ku haysay is qab qabsiga Madax sare dawlada Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted November 29, 2014 Sarkaal ku sugan magaalada Garbahaarey ayaa warbaahinta u sheegay war ay ka YABEEN shacabka Soomaaliyeed kaaso ah in ciidan laga diray Madaxtooyada Xamar ay gaareen Qabrigii Jaalle Maxamed Siyaad Barre. Ninkan oo warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ergadii uu so dirtay ciidda qabriga Maxamed Siyaad Barre ay ka diideen. http://isiiwarka.com/?p=1794 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted November 29, 2014 Acuudka!! What is this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
DoctorKenney Posted November 29, 2014 This is so completely strange and absurd, I don't know what to say. But I can believe that Culusow is probably taking this political turmoil really hard. He's full of cuqdad and hatred when he discusses political entities/politicians that he doesn't like. I remember how he was shaking in anger when the interviewer asked Culusow about Puntland severing ties with the Federal Government :D Now this whole confrontation with Baldy has probably pushed him over the edge. He really needs to get himself together. Miskeenka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted November 29, 2014 lool@DcotorKenney. Saxiib, this is more than absurd. Like you, I just don't know what to make of this story. Quote Share this post Link to post Share on other sites
thefuturenow Posted November 29, 2014 <cite> @Holac said:</cite> Acuudka!! What is this? It is marqaanweeyne.com Get with it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adam Posted November 29, 2014 Damn. What freakish news from mirqaanweeyne.com beenta beentaa yeaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites