Sign in to follow this  
Mooge

Women's affairs minister denied she was part of those signed the fake letter

Recommended Posts

Mooge   

Khadiijo-400x266.jpg

 

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay in ay kamid ahayd koox Wasiiro ah oo Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyey qoraal ay uga dalbanayaan in uu iscasilo.

 

Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo kamid ah wefdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qaybgalaaya shirka ka socda dalka Denmark ee looga hadlaayo hiigsiga cusub ayaa sharci darro ku tilmaamtay in mooshin laga keeno Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheikh Axmed.

 

Iyadoo wareysi siinaysay BBC-da ayay sheegtay in Wasiirada soo jeediyey in Ra’iisul Wasaaraha uu iscasilo looga baahan yahay iyagu in ay iscasilaan.

 

Maalmo kahor ayaa Wasiiro uu horkacaayo Wasiirka arrimaha gudaha saxaafadda ka shaaciyey in ay u gudbiyeen Ra’iisul Wasaaraha qoraal uga dalbanayaan in uu iscasilo, balse arrintaas waxaa beeniyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in aanay soo gaarin qoraal noocaas ah.

 

Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa asbuuc walba weji cusub yeelanaaya, waxaana beesha caalamka ay kasii muujinayaan walaac xoogan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

damjadiid are so desperate niyoow. why do they have to add the names of minister to a fake declaration demanding the PM resign. xishod way ka tagen kuwan niyoow. Malistar wrote that letter inside his little HAG shack made of corn leaf.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this