Sign in to follow this  
Mooge

Admirable. Yuulka rejected to pay bribe to corrupt MPs. Hats off to Yuulka

Recommended Posts

Mooge   

Muqdisho–4 Nov.2014 (Pi)– Sida ay Howlwadeenada Puntlandi xogta ku heleen Waxaa maalin dhaweyd Raysal wasaaraha u tagay koox Xildhibaano ah oo siyaasad ahaan isaga taageersan, Xildhibaanada ayaa Raysal wasaaraha u sheegey in Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Kooxdiisu ay iibsanayaan Xildhibaanada si ay usoo maloogaan Mooshin ka dhan ah Xukuumada, Waxay Raaciyeen oo kale in ugu yaraan 50 Xildhibaan ay lacagtaas qaateen, wakhtigaas wuxuu ahaa sadex cisho ka hor.

Xildhibaanada booqdey Raysal wasaaraha xogtaas ka dib waxay usoo jeediyeen talo ah inuu isna furo kaasadiisa lacagta iyagoo xildhibaanadaas ay hoosta ka xariiqeen ineysan iyagu lacag rabin laakiin si ay isaga difaacaan Mooshinka waa iney helaan Qaar ka mid ah Xildhibaanada beeca ah.

 

Sida uu Puntlandi u sheegey shaqsi goob joog ka ahaa kulanka Xildhibaanada iyo Raysal wasaaraha, Raysal wasaare Cabdi wali wuxuu Xildhibaanada ugu Jawaabey Sidaan “Shilin lacag ah oo Laaluusha bixin mayo, idinkunaa sidaad u aragtaan in Danta guud ku jirto raaca”.

Sidaas ayay kukala tageen Xildhibaanadii iyo Raysal wasaaruhu.

 

Sida aan xalay xogta ku helney Kooxda Madaxweynuhu waxay illaa hada iibsadeen 85 Xildhibaan, Waxaa horey Xafiiska madaxweynaha ugu hoosnoolaa 45 xildhibaan, isugeyn waa 130 Xildhibaan, Xalay ilaa saaka waxay kooxda Madaxweynuhu suuqa ugu jiraan gorgprtanka Xildhibaano iyagu dalbadey lacag qaali ah in lasiiyo.

 

Xafiiska Madaxweynuhu waxay Xildhibaabada ay hada hestaan Fareen in kulanka Baarlamaanka looga doodo Khilaafka labada masuul si loogu ekeysiiyo mid sharci ah Mooshinka kadibna magac iyo ujeed loosoo sameeyo.

 

Puntlandi.com

Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

while the country reels with corruption and immoral acts, Yuulka takes the high road and tells the disgusting MPs to get lost. loool niyoow, I am liking Yuulka. he is showing balls. it is not about whether he can be sacked or not, it about doing the right thing for the country niyoow.

 

qoslaye is fighting for a friend. yuulka is fighting for a country.

that is a big statement.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   
“Shilin lacag ah oo Laaluusha bixin mayo, idinkunaa sidaad u aragtaan in Danta guud ku jirto raaca”. ----- YUULKA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this