Sign in to follow this  
Mooge

The Mooshin money has arrived. Saudi zakat Money is here. Yuulka is worried

Recommended Posts

Mooge   

niyoow qoslaye is happy tonight.

 

The zakat money from sauid arrabia finally arrived after it was held up for a while due to some delay. it came yesterday (Friday) and arrived in Mogadishu. qoslaye is happily dancing with his farah sakiin buddy and they informed all desperate-for-money MPs that the money is here and that they should register themselves to get rid of Yuulka. Qatar sent some money too but zakat money from saudi arabia will be biggest money to give to MPs for Mooshin.

 

Yuulka doesn't have money right now. he is fighting empty and dry niyoow. but he knows that if he is sacked, qoslaye is politically finished and will have no chance of 2016 election. so this is interesting game niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

110 Xildhibaan oo saxiixday mooshin ka dhan ah RW Cabdiwali

 

Nov 1st, 2014 – by Warqabadka Puntlandnow0

Ilaa iyo hadda inta la ogyahay 110 ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa saxiixay mooshin ka dhan ah Raysal wasaaraha , kaas oo laga diyaarinayo gudaha baarlamanka Dowlada Federalka Somalia.

 

XasanSheekhAndSaacid20140528-564x350Garabka Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mooshinka ka diyaarinaya Ra’iisal Wasaaraha, ka gadaal markii ay u arkayn inaanay wada shaqayn karin Iyaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh inta uu meesha joogo Raysal wasaare Cabdiwali.

 

Wararka kasoo baxaya Villa Somalia ayaa sheegaya inuu ku howlan yahay xafiiska Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia sidii lagu bedeli lahaa Raysal wasaaraha Xukuumada Cabdiwali Sheekh Axmed.

 

Waxaana socda dadaalo Madaxweyne Xasan Sheekh uu kaga dhaadhicinayo beesha caalamka inaan la gaari doonin hiigsiga sanadka 2016-ka, haddii uu xafiiska shaqada uu sii jooggo Wasiirka 1-aad ee Xukuumada Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed.

 

Iyadoona ay isa soo tareyso xogta ku aadan ku dhawaad 110 Askari oo durba qalinka ku duugay mooshin ka dhan ah Raysal wasaaraha Somalia, waxayna soo if bixida xogtan kusoo beegmaysaa xilli uu ku sheegey hadal uu warbaahinta siiyey Ra,iisal wasaaruhu inuu dhamaan doono khilaafka u dhexeeya isaga iyo Madaxweynaha.

 

Email:- Puntlandnow1@gmail.com

 

Xafiiska Wararka

Puntlandnow.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this