Mooge Posted October 26, 2014 Xarunta Madaxtooyadda Puntland ee Caasimadda Garoowe ayaa waxaa daqiiqaddo ka hor ka furmay shir uu gudoominayo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng C/xakiin Cameey. Shirkan ayaa waxaa ku suggan inta badan Golaha Wasiiradda,waxaana la filayaa in laga soo saaro aragtidda Maamulka Puntland ay ka qabaan khilaafaadka ka dhex-qarxay Madaxweyne Xasan Culusoow iyo R/wasaare C/weli. Dawladda Federaalka iyo Puntland ayaa la wada xasuustaa bartamihii Bishii Oktoobar inay wada saxiixdeen heshiis ka kooban 12-Qodob,waxaana la filayaa labada dhinac inay ugu baaqaan inay ka heshiiyaan khilaafaadka u dhexeeya,iyadoo la saadaalinayo inay si dadban u taageeri-doonaan Reysalwasaare C/weli oo colaad qaas ah loo qaaday,kadib markii Puntland heshiis la soo saxiixday,iyadoo Kooxda Damjadiid aysan dantooda ku jirin Soomaali inay heshiiyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted October 26, 2014 You know who Puntland is going to side with. Yuulka must be supported in order to bring down qoslaye and his HAGist Damjadiists. loool/ yuulka is giving qoslaye hard time and Puntland will support Yuulka all the way. Quote Share this post Link to post Share on other sites