Sign in to follow this  
Mooge

Time to help the Southern Refugees. Every refugee in Garowe got $250

Recommended Posts

Mooge   

While AMISOM rapes refugees one by one, and qoslaye targets Puntlanders in Mogadishu with assassinations, robbery and chasing their savy business people out of Mogadishu because of fear of competition, Puntlanders are doing everything they can to help their brothers in need. Puntland goverment has been asking IC community and anyone who can help to help the poor barakayaal from South Somalia who call Garowe home.

 

Today, Puntland goverment was successful in securing a good project for their Somali brothers from South Somalia who live in Garowe. This what dignity and respect means, not rape and assassinations.

 

This is the difference between a criminal gang in Mogadishu and a functionining state that all Somalis should be proud of.

 

 

DSC01996.jpg

 

Hay’ad laga leeyahay dalka iskutaga Emarat-ka oo kaalmo lacageed gudoonsii danyarta magaalada Garoowe

(Pi Garoowe) Hay’ad lagu magacaabo Shaariqa Al Qayriya oo dalka Dalka iskutaga Emarat-ka uqaabilsan gargaarka dibada ayaa kaalmo lacageed u qeybisay dad danyar ah oo laga soo aruuriyayy Xaafadaha iyo Goobaha Barakacayaasha ee ku yaala magaalada Garoowe.

Dadkaan oo tiro ahaan gaarayay 1060 ruux ayaa Loo qaybiyay deeq lacageed oo ah sako oo dhamayd labo boqol lix kun iyo kontan doolar oo doolar oo ka timid Jimciyada SHaariqa Al Qayriya.

Qeybinta kaalmadaan lacageed waxaa ka soo qayb galay Wasiiro katirsan Dowlada Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe Iyo qaybaha Culimada.

Qof walba oo kamid ah dadkaan ayaa hay’adu waxay siisay lacag Dhan $250 oo loogu talo galay in looga farxiyo oo ay nolashooda ku hormariyaan.

Maxamed Cabdulaahi Cabdulle oo ah Madaxa Muasasada Alminhaaj Puntland ayaa sheegay muhiimada ay u yimaadeen Jimciyada shaariqa Al KHayriya in ay tahay Dhiiiri Galinta Iyo Waxtarka dadka Tabaalaysan Mu’Aasasada Alminhaajna Ay u taagan tahay inay u doonto bulashadeeda wax walba oo ay wax ka dheefayaan aakhiro iyo aduunba .

Sayid Maxamed Xamdaan Oo ahaa gudoomiyaha hay’adaan ayaa ka mahadceliyay sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyay Puntland, wuxuuna si khaas ah ugu mahad celiyay Mu’asasada alminhaaj , Isagoo balanqaaday in ay sii wadi doonaan wada shaqaynta u bilaabatay Minhaaj Iyo Shaariqa Al Khayriya .

Dr Cabdicasiis Cartan oo la socday hay’ada Shaariqa ayaa ugu baaqay Dadka loo qaybiyay deeqdaan sakada ah Inay ku samaystaan Ganacsiyo Kala duwan Si ay faaiido uga dhaxlaan.

Wasiirka wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska dowlada Puntland Aniso Cabduqaadir Xaaji Muumin Ayaa ugu baaqday Masuuliyiintii ka soo qaybgashay kulanka in haweenka loo sameeyo Xarumo Ay Wax kubartaan Dumarkuna ay san ahayn kuwa la dulmiyo waxayna tiri,” Waad aragtaan dadkaan %99 waa dumar waxayna ku tusinaysaa sida dumarka loo garab taagan yahay waxayna dumarka ugu baaqday in diintooda ku dhaqmaan islamarkaana laysku xirnaado

Wasirka cadaalada iyo arimaha diinta dowlada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay inay Puntland yimaadaan masuuliyiin kasocda Jimciyada SHaariqa Al Qayriya Ee Laga Leeyahay Dalka Emarat-ka Carabta wuxuuna sheegay in ay dhan kooda dowlad ahaan soo dhaweynayaan.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Southern refugees' really? IDP would be the correct term. But this shows you don't see anyone that is not from Puntland an outsider.

 

"Ma anigaa waalan, mise Cadan baa laga heesayaa".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this