Saalax Posted October 11, 2014 Madaxweyne Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimada Madaxweyne Hargeysa(Ramaas)October-11-2014-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inuu go’aansaday inuu ka tanaasulo tartanka Madaxweynenimo ee doorashada soo socota ee 2015-ka. Madaxweynaha ayaa laba kulan oo uu ku qabtay Madaxtooyada ku soo bandhigay mawqifkiisan ah inuu ka tanaasulay tartanka Doorashada sanadka dambe haddii ay wakhtigeeda ku qabsoonto iyo haddii dib u dhac ku yimaadaba. - Xogo kulamadaasi uu ka helay Wargeyska Geeska Africa ayaa sheegay in kulamada ay goob-joog ka ahaayeen Wasiiro ay ka mid yihiin Wasiirka Madaxtooyada,Arimaha dibada,waxbarashada,Xildhibaano Madaxtooyada ku dhaw-dhaw iyo gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu Madaxweynuhu halkasi ugu soo jeediyay Masuuliyiinta Xukumadda iyo Xisbiga Kulmiye in si hufan oo bilaa muran ah loo soo xulo Musharaxa Xisbiga Kulmiye uga qayb galaya Doorashada Madaxnimo ee soo socota. Lama Oga sababta Madaxweyne Siilaanyo ugu eekaaday Mudo xileedkiisan,balse waxaa hore aad loogu hadal hayay inuu mudo korodhsi samayn doono, isagoo horena u caddeeyay inuu Musharaxa Xisbiga Kulmiye yahay. http://ramaasnews.com/index.php/News/Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-La-Sheegay-Inuu-Ka-Tanaasulay-Musharaxnimada-Madaxweyne.html#sthash.rxPFjIzn.dpuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted October 11, 2014 Since this is just hearsay, I will wait for the official statement from President Silanyo as to his presidential aspirations which knowing him, I believe, will remain unchanged. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 11, 2014 It is all over many Somaliland websites. I wouldn't be surprised if he backs down. He is old and incompetent. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted October 11, 2014 Somaliland needs a young and pragmatic leader, it is really shocking how things have fallen apart in the last year. A ruined reputation and dwindling influence. Somaliland needs to rethink all its policies, their self imposed isolation was one of the most idiotic blunders in recent memory, and their antagonistic stance towards the SFG and Puntland shows how immature they are in diplomacy. There is also too much tension inside Somaliland, news coming out of there show that they are not that different than chaotic Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 11, 2014 Update. The spokesman for Siilaanyo said it is not true. Well either way he will have his 80 year old back broken . Get ready 2015. Xukuumada oo beenisay inu Siilaanyo ka hadhay dooraashada madaxtooyada. http://www.togdheernews.com/v2/archives/90308 Quote Share this post Link to post Share on other sites