Mooge Posted October 7, 2014 Garowe(pp) Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa shacabka ugu baaqay inay garab istaagaan teegeerana u muujiyaan ciidanka difaaca Puntland oo uu sheegay inay yihn geesiyaal naftooda u horay bad baadinta dadkooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites