Holac Posted October 4, 2014 Joornaaladda Norway ayaa helay sawir-muujinaya Ninkii isku qarxiyay Magaaladda Buula-Buurde ee galaaftay nolosha Saraakiil-sare oo Ciidamadda AMISOM ee Dalka Jabuuti ka tirsan. Ninkan ayaa taagan gadaasha-dambe ee Reysalwasaarihii hore ee Norway Stoltenberg,waxaana Sirdoonka Norway ee PST ay sheegeen inay ku fashilmeen,ninkaas inay ka ilaaliyaan inuu sawir la galo R/wasaaraha,iyagoo qirtay inuusan ku jirin liiska dadka qatarta ah,maadaama uu ahaa Oday 60-jir oo aan laga fileynin inuu is-qarxiyo,isagoo aaminaya wacdiga ay dhagta ugu shubeen dhalinyaradd yar-yar ee Kooxda Alshabaab. Doodda ugu badan Dalka Norway ayaa maanta noqotay sidee ku dhacday ninkan oo loo yaqaan Ninkan Odayga ahaa ee loo yaqaan C/laahi Axmed Cabdille,laguna naa-naasii jiray (C/laahi-Dheere)inuu sawir la galo R/wasaarihii Norway Stoltenberg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xabad Posted October 5, 2014 60 yr old ?? He must have really been enticed by the 72 virgins! Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted October 5, 2014 60yr with that kind mind! probably had cancer & easiest way to get rid of pain and sleep with 72 virgins..dumb! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted October 5, 2014 What does this have to do with "72 virgins"? Anything to mock Islam right? Quote Share this post Link to post Share on other sites
DoctorKenney Posted October 5, 2014 <cite> @Holac said:</cite> What does this have to do with "72 virgins"? Anything to mock Islam right? You'll have to excuse burahadeer and xabad. They have a pathological obsession with bashing Islam. Quote Share this post Link to post Share on other sites