Sign in to follow this  
Mooge

Puntland rewards top female students by sending them to Sudan for studies

Recommended Posts

Mooge   

IMG_93521.jpg

 

IMG_9127-1.jpg

 

Masuuliyiinta wasaradda waxbarashada Puntland iyo tacliinta sare ayaa maanta kulan sagootin ah u sameeyay kow iyo tab arday oo ka mid ah afar iyo toban arday oo deeq waxbarasho looga helay Dalka Suudaan.

 

Kulankan ayaa ka qabsoomay xarunta wasaradda waxbarashada waxaana goob joog ahaa wasiirka waxbarashada Mudane Cali Xaaji Warsame iyo ku simaha Agaasimaha guud ee wasaradda waxbarashada, waxayna kula dardaarmeen inay si hufan uga faa’iidaystaan fursadan waxbarasho oo ay ka helleen Suudaan oo ka mid ah meelaha deeqaha ugu badan Somalia ka hesho.

 

Ardaydaan oo gabdho ah ayaa darajooyin wanaagsan ka helay imtixaankii dhowaan la shaaciyay ee fasalka afaraad ee Dugsiyadda sare Puntland, waxay dhankooda sheegeen inay ku faraxsan yihiin deeqdan waxbarasho oo ay Suudaan ka helaan iyo sida ay ugu dadaaleen masuuliyiinta waxbarashada.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this