malistar2012 Posted September 21, 2014 Golaha Wasiirada oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda “SAWIRRO” Published on September 21, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 648 views Muqdisho, 21, September, 2014……. Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaliya. Kulankan oo looga dooday arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin ammaanka qaranka iyo Hindise-sharciyadeedka Biyaha, ayaa waxaa ugu danbayntii lagu magcaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilka Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka u magcaabay Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare. Wasiir-ku-xigeenka War-faafinta Xukuumadda Soomaliya Mudane Cabdulaahi Colaad Rooble ayaa ka dib markii uu soo dhammaaday shirka Golaha Wasiirada waxa uu la hadlay saxaafadda, isagoo sheegay in Goluhu isku raacay magcaabidda Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Wasiirku isagoo hadlaya, waxa uu yiri: “ Golaha Wasiiradu waxa ay sidii caadada ahayd ka hadleen xaaladda ammaanka, iyadoo war-bixinno laga dhegaystay Wasaaradda Ammaanka Qaranka. Golahu waxa uu sidoo kale isku raacay magcaabidada Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iy Sirdoonka Qaranka oo loo magcaabay Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare. “Waxaa xusid mudan in magacii Agaasimaha Hay’adda meesha laga saaray oo lagu beddelay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, magacaasi ayaana loogu yeeri doonaa. Goluhu waxa uu u rajaynayaa taliyaha cusub in uu shaqadiisa u guto si hufan oo daacadnimo iyo waddaniyadi ku jirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted September 21, 2014 He will probably be dead in a month thanks to alshabab. Your new man should investigate the mass rape of Somali girls by African union troops me thinks. Or will he get slapped around as well Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted September 21, 2014 Taliyaha cusub ee loo magacaabay hey’adda nabadsugidda Qaranka Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ( Cumda) ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay hey’adda nabadsugidda Qaranka. Col. C/raxmaan Maxamed Tuuryare (Cumda) ayaa ah aqoonyahan dhallinyaro ah, haystana darajada “Master Digree” oo la xiriirta maadada “Qaanuunka Caalamiga” wuxuuna wax ku soo bartay dalka Masar, isagoo hadda diyaarinaya “Darajada PHD” ee xiriirka caalamiga ah. C/raxmaan Maxamuud Tuuryare ayaa ah nin dhallinyaro ah. Aqoonyahana. Fir fircoon. Kuna caan baxay howlkarnimo iyo wadaniyad, Col. C/raxmaan Maxamed Tuuryare Famous speeches that shucked Alshabaab and changed the stability situation in Mogadishu and surrounding area. With less then three month Somali military court executed huge numbers of Alshaabaab members found guilty of numerous crimes….. . Muddo saddex cisho ah ayuu qeexay inay go’aan ugu gaari doonaan ruuxii Al-Shabaab ka tirsan ee maxkamadda la soo gaarsiiyo. Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col.Tuuryare ayaa sheegay in kaalintooda ay dhiirran tahay,isla markaana maxkamada aanay daahi doonin dadka ka mid ah Al-shabaab ee dambiyada ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Saldhigyada ayaa waxaa feel ugu jiro Waalidiinta Carruurtaasi dhalay oo iyagu kusoo nabdaaday haddalkii kasoo yeeray Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida C/raxmaan Tuuryare oo ahaa inaan la qaban doonin Carruur ka tirsan Alshabaab oo aan lala wadin waalidiintii dhalay. Waalidiinta ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay iska soo Diiwaangalinayaan Saldhigyada Magaalada Muqdisho Maadaama Qaar kamid ah Waalidkaasi aan ilmahooda meel ku sheegin ama meel ay Jaan iyo Cirib dhigeen ay garan la yihiin. Shaqaalaha dowlada ee ay ku cadaato iney Al-Shabaab u gudbiyaan macluumaad cadowga waa ka daran yihiin waana ka ciqaab kulul yihiin maxaa yeelay qarankii aaminay ayey qiyaameen talaabo adag ayaana ka qaadi doonaa” ayuu intaa ku daray Tuuryare. Waxaa uu intaa ku daray in seefta maxkamada ciidamada qalabka sida aysan laheyn gal iyo nasasho midna, ayna haatan dulsaaran tahay shaqaalaha dowlada ee sida hoose ula shaqeeya Al-Shabaab. “Kuwa shaqaalaha dowlada ka tirsan ee la shaqeeya Al-shabaab yeysan ismoodin inaan lala soconin ama ay isqarin karaan baaritaan badan ayaa socda qaarkoodna dusha ayaa lagala socdaa arimahooda” ayuu yiri C/raxmaan Tuur-yare. Somalia new Hero this man is serious about his country we’ll being Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted September 21, 2014 What was that you said a few days ago maltster.... "let the AU rape Somali girls if they don't someone else will".... Anyone who takes you seriously is a joke saxib Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted September 21, 2014 <cite> @CidanSultan said:</cite> What was that you said a few days ago maltster.... "let the AU rape Somali girls if they don't someone else will".... Anyone who takes you seriously is a joke saxib your joke you need some help worry about ISIS shit keep us update on Syria and Mossad Leader Al Baghdadi kkkk ....... Alshabaab are History sxb they have 30 days to surrender no Place for them In Somalia not even Hargeysa and Burco you son of jaahil Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted September 21, 2014 Jahiil who me... Or you a person who supports the rape of Somali girls by African mercenaries with HIV. You support a government that controls nothing who is entirely dependent on African mercaneries and for that reason it is OK that they rape our sisters and mothers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted September 22, 2014 <cite> @CidanSultan said:</cite> He will probably be dead in a month thanks to alshabab. Your new man should investigate the mass rape of Somali girls by African union troops me thinks. Or will he get slapped around as well Cillsuldan Family in Barawe no were to Run they will not make back to waqooyi galbeed....... You son of khawarij no place for you in this world and after Goodluck Quote Share this post Link to post Share on other sites