Che -Guevara Posted September 14, 2014 Good progress! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 14, 2014 http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=10804&catid=34&Itemid=53 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted September 14, 2014 Is this a secret project? Why don't we see actual construction pictures like other projects underway in the country? Another information black hole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted September 14, 2014 The only country that cares about Somalia is Turkey. I found some construction pictures. It is looking good so far. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted September 14, 2014 Looks great,It's nice to see Mogadishu get safer and its infrastructure improve. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted September 15, 2014 it looks good Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted September 15, 2014 Madaxweyne Xasan Oo Kormeeray Isbitaal Digfeer “DAAWO VIDEO” Published on September 15, 2014 by Mowliid · No Comments · 1,159 views Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha iyo caafimaadka ayaa maanta kormeeray dhismaha isbitaalka digfeer oo dayactir iyo qalabeyn casri ah ay ku sameeyeen walaalaha Turkiga kaasi oo xiligan la soo gaba gaba gabeeyay qalabeyntiisa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo wareegay qeybaha uu Isbitaalka ka koobanyahay sida saalada qaliinka, loogu talo galay, xarunta gargaarka deg dega, qololka iyo sariiraha bukaan jiifka ah, iyo qeyba kale oo muhiim ah, Isbtitalkani oo ka mid ah goobaha caafimaad ee ugu casrisan Afrika ayaa waxaa ku sugnaa dhaqaatiir iyo howl wadeeno caafimaad oo u dhashay wadanka Turkiga kuwaasi oo uu madaxweynuhu indha indheynta kadib kulan la qaatay isagoo ku amaanay howsha caawimaada ah ee ay dalkeena ka hayaan, Dr.Ugar Jonkoglu oo ah agaasimaha Isbitaalka ayaa madaxweynaha warbixin ka siiyay howshan caafimaad ee ay wadaan iyo halka ay mareyso. Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheeay in Isbitaalka dhawaan xariga laga jari doono isagoo u sheegay dhaqaatiirta Soomaliyeed inay ka faa’iideystaan aqoonta ay dhaqaatiirta Turkiga dalka ku soo kordhiyeen si ay bulshadooda wax ugu taraan. Caafimaadka oo muhiimad gaar ah u leh ummad waliba ayaa ka mid ah goobaha uu dalkeenu ka liitay mudooyinkii bur burka hase ahaatee furitaanka isbitaalka Digfeer ayaa dabooli doonta baahi badan oo dadka Soomaliyeed ay u aadi jireen dalka dibadiisa. The Most moderate Hospital in Africa sbitaal Digfeer Mogadishu , Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 15, 2014 They need to re surface the runway and add an additional runway in case something happens to the first one. I saw a cockpit youtube video of Adan Cade, and the runway was smeared right in the middle with black stuff. Quote Share this post Link to post Share on other sites