Mooge Posted September 13, 2014 Dowladda Puntland ayaa Sagootisay Ciidamo Tiro ahaan Gaaray Labaatan Askari kuwaasi oo ka howlgalijiray Dekeda Weyn ee Boosaaso waxana ay Tababar ku soo qaadanayan dalka Jabuuti oo xiriir wanagsani kala dhaxeeyo Dowladda Puntland. Wasiirka Wasaaradda Dekedaha,Gaadiidka badda iyo La dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Mudane Cabdullaahi Jaamac Saalax oo ciidankaasi hadal kooban u jeediyay ayaa kula dar daarmay in dalkooda iyo dadkooda ay wax u soo bartaan todobaadyo ka bacdina ay dalka dib ugu soo laabtaan si howsha loo idmaday ugada galaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites