Sign in to follow this  
Mooge

Puntland VP joins huge graduation ceremony for East AFrica University

Recommended Posts

Mooge   

IMG_8812.jpg

 

IMG_8604.jpg

 

IMG_8754.jpg

 

IMG_8584.jpg

 

Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camey Ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland Kaga qayb galay Xaflad Balaaran oo ay ku qalin jabinayeen Dufcadii Labaad ee Kaqalin Jebisay Jaamacadda Bariga Africa Fareceeda Magaalada Garoowe.

 

Tirada ardayda ayaa ahayd 86-Arday waxana ay ka qalin jabiyeen Kuliyadaha Shareecada iyo Qaanuunka,Cumputer Science ,BBA-DA iyo Kulliyada Community Development,waxana Goob joog ahaa Madasha ay ka dhacday Xafladu Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland ,Xubno ka socday Golayaasha Dowladda Puntland,,Waxgarad,Maamulka iyo Ardayda jaamacadaasi iyo Dadweyne kale.

 

Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi Camay ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray dhamaan ardaydii qalin jabisay isagoona ugu baaqay in ay ka qayb qaatan horumarinta dalkooda maadama ay wax ubarteen Dadkooda iyo Dalkooda.

 

‘’ Waxaaana Leeyahay Waxaad Joogtaan Maalintii Qofka Bini’aadamka ah Ugu Farxadda Badnayd Waayo Markii aan Qalin Jebinayey Baan Garanayaa aad iyo aaadbay Runtii iigu Farxad Badnayd Idinkiyo Waalidkiiba Aad iyo Aad ayaan Idiinku Hambalyaynayaa’’Ayuu yiri Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland MudaneCabdixakiin Camay .

 

‘’Waxaad Ka Koobantihiin 4 Kulliyadood afartaba Waa Loobaahanyahay Oo Ummadda Adeegisteeda Kuwanaagsan, Waxaan Jeclahay oo Wejigiina Hadeer Kamuuqata Inuu Qofwaliba Rabo Inuu U Adeego Ummada Wixii U USoo Bartay Oo Muddo Badan Laga Sugayeyna Uu Gaadhsiiyo Ummadda’’Ayuu yiri Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Camay .

 

Ugu Dambeyn Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa Ardayda Qalin Jabisay uga digay in ay dalkooda ka tahriibin ama Burcad Badeed iyo Ururka Argagixisada ah ee Al-shabaab ku biirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

education is key to move Puntland forward niyoow. great day for families of graduating students. progress starts with education.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this