Sign in to follow this  
Mooge

qoslaye still fighting very hard to bring his sacked nephew back

Recommended Posts

Mooge   

8-SEB-2014-copy.jpg

 

Madaxwaynaha Dowladda Fadaralka Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Markii ugu horaysay si caro oo waliba xanaaq ku dheehan tahay uga hadlay xilka qaadita lagu sameeyay Taliyihii Nabad Sugida Muqdisho Cabdulaahi Maxamed Sanbaloolshe.

 

“Sanbaloolshe waa nin muwaadin ah xilka waa laga qaadi karaa, horey waxaa looga qaaday rag badan oo isaga ka horeeyay, laakiin xil ka qaadistiisa waxaa la rabaa in wado sharci ah loo maro.” ayuu yiri Madaxweynaha Somaliya.

 

Xasan Shiikh ayaa si awoodi ku jirto umuujiyay in uu san raali ka ahayn xil ka qaadista Sanbaloolshe, iyadoo uu horey ugu tilmaamay mid ka baxsan Dastuurka u yaal dalka.

 

8-SEB-2014 copy

 

Sanbaloolshe waxaa Axadii xil ka qaadis ku sameeyay Golaha Wasiirada Somaliya, ka gadaal markii lagu eedeeyay xasaanad Xildhibaan, inkastoo aanu Sanbaloolshe wax jawaab ah ka bixin eedeymahaasi loo haystay kuwaasi oo qaybtood ku cad yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this