Sign in to follow this  
Mooge

Somaliland sent condolences for Godane. Puntland VP got angry

Recommended Posts

Mooge   

Cabdixakiin Camey oo madaxwayne ku Xigeenka Maamulka Puntland ayaa shegey Maamulka Soomaliland looga tacsiyeeyay dilkii Hogaamiyihii ururka Alshabaab Axmed Cabdi Godane oo todobaadkii hore lagu dilay duqeyn cirka oo uu Maraykanku fuliyay.

 

 

Sidoo kale Cabdixakiin Camey baaqay maamulkaas inuu kasoo waantoobo hadalada caynkaan oo kale ah islamarkaana ay ummadda Soomaaliyeed lamid noqdaan, Wuxuuna sheegay inay Hargesa maalmahan Tacsi loo fadhiyey, Cabdixakiin Camey ayaa wuxuu hadalkaan ka sheegay tuulada Tebin ee gobolka Nugaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this