Mooge Posted September 11, 2014 Cabdixakiin Camey oo madaxwayne ku Xigeenka Maamulka Puntland ayaa shegey Maamulka Soomaliland looga tacsiyeeyay dilkii Hogaamiyihii ururka Alshabaab Axmed Cabdi Godane oo todobaadkii hore lagu dilay duqeyn cirka oo uu Maraykanku fuliyay. Sidoo kale Cabdixakiin Camey baaqay maamulkaas inuu kasoo waantoobo hadalada caynkaan oo kale ah islamarkaana ay ummadda Soomaaliyeed lamid noqdaan, Wuxuuna sheegay inay Hargesa maalmahan Tacsi loo fadhiyey, Cabdixakiin Camey ayaa wuxuu hadalkaan ka sheegay tuulada Tebin ee gobolka Nugaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted September 11, 2014 http://caasimadda.com/dhageyso-somaliland-oo-baroor-diiq-tacsi-u-dhigtay-axmed-cabdi-godane/ Quote Share this post Link to post Share on other sites