Sign in to follow this  
Mooge

Qoslaye swears he will finish off Yuulka after Yuulka fired his nephew

Recommended Posts

Mooge   

Adiga iyo Wiilka aan Abtiga u ahay Qof hadii uu tagayo adigaa baxaya:M/weyne Xasan Culusoow oo ka horeyimid Xil ka qaadistii Agaasime Sambaloolshe iyo khilaafkii ugu xumaa oo Villa-Wardhiigleey ka taagan

 

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Culusoow ayaa ka horyimid xilka qaadistii Agaasimaha Nabad-Sugidda ee Reysalwasaare C/weli Sheekh iyo Golihiiisa Wasiradda ay cod kalsiooni ah xilka uga qaadeen.

 

"Adiga iyo Wiilka aan Abtiga u ahay Qof hadii uu tagayo adigaa baxaya:ayaa laga soo xigtay Madaxweyne Xasan Culusoow inuu ugu hanjabay Reysalwasaare C/weli Sheekh oo hadda wiishkii ku yeeray ogaadayna inuu ku deg-degay xilka qaadistii Wiiilka uu Abtiga u yahay Madaxweyne Xasan ee Sambalooshe.

 

Xildhibaanadda ayaa intooda badan la safan Madaxweynaha,waxaana la filayaa hadii uusan ka laaban Reysalwasaare C/weli go*aankii uu xilka uga qaaday Agaasimihi Nabad-Sugidda C/laahi Sambaloolshe inay salfan doonto seefta Damjadiid oo awalba Reysalwasaaraha ka keensaday Magaaladda Jeddah ee Dalka Sacuudi-Caraabiya,waxaana markii Reysalwasaaraha laga dhigayay shuruud lagula galay inuusan ka hor-iomaanka amarka Madaxweynaha iyo kooxdiisa Damjadiid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this