Mooge Posted September 10, 2014 Adiga iyo Wiilka aan Abtiga u ahay Qof hadii uu tagayo adigaa baxaya:M/weyne Xasan Culusoow oo ka horeyimid Xil ka qaadistii Agaasime Sambaloolshe iyo khilaafkii ugu xumaa oo Villa-Wardhiigleey ka taagan Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Culusoow ayaa ka horyimid xilka qaadistii Agaasimaha Nabad-Sugidda ee Reysalwasaare C/weli Sheekh iyo Golihiiisa Wasiradda ay cod kalsiooni ah xilka uga qaadeen. "Adiga iyo Wiilka aan Abtiga u ahay Qof hadii uu tagayo adigaa baxaya:ayaa laga soo xigtay Madaxweyne Xasan Culusoow inuu ugu hanjabay Reysalwasaare C/weli Sheekh oo hadda wiishkii ku yeeray ogaadayna inuu ku deg-degay xilka qaadistii Wiiilka uu Abtiga u yahay Madaxweyne Xasan ee Sambalooshe. Xildhibaanadda ayaa intooda badan la safan Madaxweynaha,waxaana la filayaa hadii uusan ka laaban Reysalwasaare C/weli go*aankii uu xilka uga qaaday Agaasimihi Nabad-Sugidda C/laahi Sambaloolshe inay salfan doonto seefta Damjadiid oo awalba Reysalwasaaraha ka keensaday Magaaladda Jeddah ee Dalka Sacuudi-Caraabiya,waxaana markii Reysalwasaaraha laga dhigayay shuruud lagula galay inuusan ka hor-iomaanka amarka Madaxweynaha iyo kooxdiisa Damjadiid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted September 10, 2014 qoslaye has no shame. this is the worst crisis right now. they are not even speaking to each other. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted September 10, 2014 Fight! Fight! fight!! Quote Share this post Link to post Share on other sites