xiinfaniin Posted September 9, 2014 NGONGE, Libaax, Abtigiis, Oodweyne, Baashi, General Duke, S Warrior, Sophist, Gabdhihii qurxoonaa iyo inta aan Illoobay, please attend: Location: SomaliaOnline iCloud/Politics Section Topic: Duco iyo xus note: ey ey dhalaa aaqira laga waayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted September 9, 2014 Illaahayoow sharkooda naga du', khayrkoodana na sii... Xiinfaniin, soo laabasho wacan awoowe! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 9, 2014 War caaqilkii SOL baa soo dhacay. Awoowe, reerku ma nabdoon yahay. Waddankii adigaa siyaasadiisa lagaa waraysan jiray oo oday noo ahaa, adigiina markaad aamustay qolo aan la aamini karin oo dhallinyaro ah ayaa maalin walba nagu dhura. Wax badan kuma dhaafin siyaasadda Soomaaliya Awoowe. Waddankii nin Culusoow la yiraahdo ayaa ku rafanaya, Somaliland way liicaysaa, Puntland koox isbedeldoon la baxday ayaa isku balaarisay. Welcome back Xiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites