Sign in to follow this  
Mooge

The new alshabab chief is Godane's first cousin

Recommended Posts

Mooge   

Hogaamiyaha cusub ee shalay loo magacaabay Ururka Alshabab Ahmed Omar (Abucubeyd) waxa uu kudhashay magaalada Qalaafe oo dhulka is maamulka Soomalida Ethiopia 1970, waxaana uu kusoo barbaaray.

1990-kii ayaa wuxuu yimid magaalao xeebeedka kismaayo,waxaana kanoqday magaaladaasi macalin dugsi Qur’aanka oo aad caan uga ah magaalada.

Mudo kadibana wuxuu ka mid noqday cidamdii Raaskambooni ee uu watay Sheekh Xasan Turki, kuwaas oo markii danbe ku biiray maxaakiinta Muqdisho sanadkii 2006, waxaana ay dagaalo qaraar la galeen Hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho iyo ciidamada DFKMG ee xiligii Cabdulaahi Yuusuf.

Hogaamiyaha cusub ee Al-shabaab Ahmed cumar (Abucubeyd) ayaa kasoo mid noqday Saraakiisha sar sare ee dagaal galinta, waxaana uu sidoo kale soo noqday Gudoomiyaha gobolada Bay iyo Bakool ee Al-shabaab, waxaana uu ahaa gacanta hoose kadib markey si hoose isu fahmeen Axmed Godane bur burkii maxaakiinta kadib.

Abucubeyd ayaa waxaa kaloo ay saaxiib dhaw ahaayeen Ahmed Abdul Khadir (Isku dhuuq) oo duqeyn mareykanku ay kudileen hoaantii Sanadkaan.

Mahad Cumar Cabdi Kariim oo hadda la baxay magaca Axmed Cumar (Abucubeyda) waxay ilmo habreed yihiin Axmed Cabdi aw Mohamud Godane, waxaana Axmed Godane hooyadiis waxaa la yiraahdaa Cibaado Warsame, halka Mahad Cumar hooyadiisna lagu magacaabo Fadumo Warsame.

Godane iyo Abucubeyd waxaa dhalay laba gabdhood oo da’ ahaan isku xiga, waxaana weyn Abucubeyda hooyadiis.

 

Cibaado Warsame iyo Fadumo Warsame waxay qabiil ahaan u dhasheen SNM

 

Amiirka cusub ee Ururka Al-Shabaab ku caleemasaarteen Baraawe, wuxuu qabiil ahaan u dhashay beesha ****** oo dadka qaarkiis ay ku sheegaan in ay la dhasheen *****, halka dadka qaarkiisna ay rumeysanyihiin in ****** ay ka mid yihiin ******.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

:)

 

I expected it. There is no fair election process in these terrorist's dark world. It is not much different from a feared dictator stepping down to make way for his family member to take over. If you are an Al-Shabab suicide bomber, you basically are dying for Godane and his family to stay in power and enjoy the taxes extorted from the poor farmers.

 

I pity anyone who thinks joining Godane's terror dynasty is a ticket to glory.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this