Sign in to follow this  
Mooge

Bishaaro, Bishaaro! Watch Puntland TV live on its website.

Recommended Posts

Mooge   

Bishaaro Biishaaro, waxaa dhamaan dadweynaha Afka Soomaaliga ku hadla ee geeska Afrika iyo dinida dacaladeedba la ogeysiinayaa in Puntland TV & Radio ee si toos ah looga daawan karo Boga Taleefishika iyo Radio ee http://www.puntlandtvradio.com/

 

Puntland-tv-station-450x275-300x183.jpg

 

Inkastoo awalba laga daawan jiray dunida dacaladeed dhinaca satellite-ka ayaa hadana iminka lagusoo kordhiyay adeegyo cusub iyo Fursado badan oo loo daawan karo.

Hadaba hadaadan awal nasiib u helin in aad dhinaca satellite-ka kala socoto PLTV % Radio waxaad iminka si toos ah ugala socon kartaa Puntland TV &Radiohttp://www.puntlandtvradio.com/

Inkastoo Isbadalku uu keeno shar iyo kheyrba ayaa hadana wuxuu soo kordhiyaa horumar aan horey loo arag, sidaas daraadeed ayaa hadana tani waxey ka mid tahay horumarka cusub ay keentay isbadalka Puntland.

 

Xukuumada cusub ayaa in dhaweydba la taacaleesay is badal cusub ay ka sameyneeysay Saariiksha, Agaasimayaasha iyo maamulkeeda cusub si ay usoo kordhiso hurumarkii Bushada Puntland sugeyeen.

Sidaas daraadeed ayaa tani la oron karaa waa tilaabo cusub ay ku dhaqaaqday Xukuumada Puntland, oo ku dadaaleysa in ay si weyn u baahaiso adeega akhabaradka PLTV oo aad loogu baahi qabo.

 

Fun Facts About Punt land

The name “Puntland” is derived from the Land of Punt mentioned by Ancient Egyptian sources. The exact location of the fabled territory is still a mystery. Many studies suggest that the Land of Punt was located in present-day Somalia. As of 2006, the population of Puntland is estimated at 3.9 million residents, 52% of whom are nomads.

Allidamaale@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this