Mooge Posted September 7, 2014 niyoow development and self reliance are taking hold in Puntland. everything is going in unstoppable speed. I can't even keep up. watch Puntland TV live on its website. this was the only thing that missing. http://www.puntlandtvradio.com/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted September 7, 2014 Bishaaro Biishaaro, waxaa dhamaan dadweynaha Afka Soomaaliga ku hadla ee geeska Afrika iyo dinida dacaladeedba la ogeysiinayaa in Puntland TV & Radio ee si toos ah looga daawan karo Boga Taleefishika iyo Radio ee http://www.puntlandtvradio.com/ Inkastoo awalba laga daawan jiray dunida dacaladeed dhinaca satellite-ka ayaa hadana iminka lagusoo kordhiyay adeegyo cusub iyo Fursado badan oo loo daawan karo. Hadaba hadaadan awal nasiib u helin in aad dhinaca satellite-ka kala socoto PLTV % Radio waxaad iminka si toos ah ugala socon kartaa Puntland TV &Radiohttp://www.puntlandtvradio.com/ Inkastoo Isbadalku uu keeno shar iyo kheyrba ayaa hadana wuxuu soo kordhiyaa horumar aan horey loo arag, sidaas daraadeed ayaa hadana tani waxey ka mid tahay horumarka cusub ay keentay isbadalka Puntland. Xukuumada cusub ayaa in dhaweydba la taacaleesay is badal cusub ay ka sameyneeysay Saariiksha, Agaasimayaasha iyo maamulkeeda cusub si ay usoo kordhiso hurumarkii Bushada Puntland sugeyeen. Sidaas daraadeed ayaa tani la oron karaa waa tilaabo cusub ay ku dhaqaaqday Xukuumada Puntland, oo ku dadaaleysa in ay si weyn u baahaiso adeega akhabaradka PLTV oo aad loogu baahi qabo. Fun Facts About Punt land The name “Puntland” is derived from the Land of Punt mentioned by Ancient Egyptian sources. The exact location of the fabled territory is still a mystery. Many studies suggest that the Land of Punt was located in present-day Somalia. As of 2006, the population of Puntland is estimated at 3.9 million residents, 52% of whom are nomads. Allidamaale@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites