Mooge Posted September 7, 2014 Hadal-heynta ugu badan goobaha lagu Qaxweeyo ee Magaalooyinka,Muqdisho,Garoowe,Kismaayo iyo Magaalooyinkan kale oo halkan aan magacyadoodda ku soo koobi-karin ayaa Hadal-heynta ugu badan,noqotay sababta Maamulka Somaliland ay farxad ugu muujin-waayeen dilkii Safiirkoodii u fadhiyay Koonfurta Soomaaliya Marxuum Axmed Godane? Dhanka kale Soomaalidda Qurbaha ku dhaqan ayaa iyagana is-weydiinaya sababta Maamulka Somaliland ay war-murtiyeed farxadeed u soo saari-waayeen ku saabsan dilka Amiirkii Alshabaab ahaana Safiirkii Somaliland Koonfurta Soomaaliya u fadhiyay?. Waxa xusid mudan Maamuladda Mataanaha ee Puntland iyo Jubbaland ayaa war-saxafaadeed ay ku taageerayeen dilkii Axmed Godane soo saaray?halka weli Somaliland aan wax hadal ah laga heynin?taasoo loo fasirtay inay ka murugeysan-yihiin dilkii Safiirkoodii Axmed-Godane? Shacabkamedia-Beyra-Puntland Runta Kama-Xıshoono Email:Shacabkamedia@live.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted September 7, 2014 That's because they've been keeping themselves busy with the inauguration of their next ambassador to Konfuria( Godane's cousin). Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted September 7, 2014 <cite> @Mooge said:</cite> Shacabkamedia-Beyra-Puntland Runta Kama-Xıshoono Email:Shacabkamedia@live.com LOL @ runta kama Xishoono ( waa beenta kama Xishoono) WOW what a lie, listen to warancade's(interior minister) interview with the afternoon BBC Somali news on 6th September.Everyone in Africa heard contrary to your bias. Quote Share this post Link to post Share on other sites