Holac Posted September 3, 2014 A single bridge on the outskirts of Kirkuk has become a focal point of the resistance to Islamic State forces, with Kurdish peshmerga and jihadis locked in a stalemate as both fortify their respective sides of the river. http://www.aina.org/news/20140903135555.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 4, 2014 Kuwaan ciidamada Kurdishka ah buunbuuninta warbaahinta Reer Galbeedka ayeeba balaayo isku moodeen. Cagahee wax ka daayeen markee arkeen runta on last month. Dhul badan laga qabsaday. The only reason they are on that buundo now is that diyaaradaha Mareykanka ayaa kor ka waardiyeynooyo, otherwise mar horaa cagta la marin lahaa. Waxaaba ku nacay Carab naceyb ay u qabaan darteed ayeeba diinteena suuban naceen iyagoo Muslinimo sheeganaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted September 5, 2014 Kurdish dhanka Syria iyadoon cidna taageerayn ayay iska celiyeen nimankan for over a year and so. Nimankan la soo tuuray ee hubaysan oo dowladdo iska celin la'yihiin inaad Kurdhis ku afla'gaadeyso 2ba magaalo laga qabsaday maaha. Dad dhulkooda ilaashanaya waxa aad ku eedo ma aqaan, meel ay diin ku naceenna ma arag. Haddii aad raalli ku tahay nimanka afka duuban inay dad xasuuqaan "mar horaa cagta la marin lahaa," then by all means support them without belittling the Kurdish and their long struggle for a homeland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xabad Posted September 5, 2014 ^ well said. he is a fan of islamo crazies everywhere. notice how always praises AS here and endearingly calls them barbaarta. its to be expected though, he believes jihadists liberated his clan from HAG hegemony. Quote Share this post Link to post Share on other sites