Sign in to follow this  
Mooge

Puntland to become first state to mandate gas usage instead of charcoal

Recommended Posts

Mooge   

niyoow progress continues from every direction. somalia is devastated by trees being cut down for fuel. the land doesn't have enough trees to satisfy both animal feed and energy use so the government is putting together a plan to make Puntland the first goverment in east Africa to ban charcoal and encourage peopel to use gas instead of burning trees.

 

this is amazing. this is the hard work of the progressive thinking of the Puntland's elites and common man. we must save the country or else the desertification will continue.

 

186.jpg

 

622.jpg

 

522.jpg

 

Garowe(pp) Wasaradda Deegaanka Dowladda Puntland oo kaashanaysa Hay’adda ADESO ayaa dhiirigalinsa Dadka ka ganacsadda waxyaabaha gali doona booska isticmaalka badalka dhuxu ee Gaas-ka ka dib kulan maanta oo Axad ah ka dhacay Hoolka Shirarka Hay’adda PDRC Garowe.

 

Kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay,qaar ka mid ah Gollaha wasiiradda,iyo labo ka mid ah shirkadaha ka shaqeeya Gaas-ta la shito,waxana laga soo jeediyay khudbado kala duwan oo u badan wacyo galin.

 

Wasiir ku xigeenka Deegaanka iyo Agaasimaha guud ayaa sheegay inay muhiim tahay ilaalinta Deegaanka badalka Isticmaalka dhuxusanaya la galiyo Gaas-ta la shito oo ka howlyar balse u faahan aqoon iyo khibrad xiliga la isticmaalayo,waxayna hoosta ka xariiqeen inay ka go’an tahay sidii wax looga qaban lahaa xaalufka lagu hayo dhirta qooyan oo hadda laga sameeyo dhuxusa iyadoona mustaqbalka dhow aafo qaran ku noqon karta deegaanka iyo dhulka.

 

Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa sheegay inay canshuur dhaaf u samayn doonaan cidii keenta badalka dhuxusha maadama Deegaanka dhibaatooyin kala duwan loo gaystay.

 

Wasaradda Deegaanka,ADESO iyo CARE ayaa iska kaashanaya Mashruuca la yiraahdo ”Deegaanku waa nolashaada” kaasoo looga dan lee yahay in lagu bad baadiyo Deegaanka hormarintiisana looga shaqeeyo.

 

Sidoo kale madaxda wasaradda Deegaanka daaqa,duurjoogta iyo dalxiiska ayaa waxay dhiirigalinayaan ganacsatada Gaas-ka ka ganacsada si dadku ay guud ahaanba dhuxusha u joogiyaan oo ay Gaas-ka u wareegaan.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this