Sign in to follow this  
malistar2012

Somali Gov reconciles Jubba admin and Bare Hiiraale faction good day

Recommended Posts

Gov ministers and IGAD delegates reach Goobweeyn meet Bare Hiraale

 

k110.jpg

Wafdiga Dowladda Ee Ku Sugan Kismaayo Oo Guul Ka Gaaray Nabadeynta Deegaannada Jubooyinka

Published on August 27, 2014 by Mowliid · No Comments · 232 views

Waxaa maanta Deegaanka Goobweyn oo 30 km dhanka Waqooyi ka Xigta magaalada kismaayo gaaray Wafdigii maal mahanba Dawlada soomaaliya ka socday islamarkaana Joogay magaalada kismaayo

k22.jpg

Mas’uuliyiinta deegaankaasi tagay ayaa Waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax barre, Wasiirka Maaliyada Xuseen cabdi xalane, iyo wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Garsoorka Faarax sheekh cabduqaadir oo maalinimadii shalay magaalada kismaayo yimid.

 

k52.jpg

Wafdiga ayaa waxaa kale oo Wehelinayay Xubno ka socda Ururka IGAD iyo Ciidamo ka tirsan AMISOM, waxaana Markii ay gaareen Deegaanka Goobweyn ay kulamo la Qateen Korneel Barre Aadan Shire Barre (Hiirale) oo Halkaas ku sugan.

 

Waxaana Waxyaabaha kulanka la isla soo qaaday ka mid ah sidii Ciidamada Goobweyn Jooga loogu soo xarayn lahaa Kismaayo isla markaana looga Wada qeyb qaadan lahaa Qabsoomida shirka nabadaynta Jubooyinka oo 21 bisha soo socota magaalada kismaayo ka Furmaya .

 

Galabta ayaa Wafdigani dib ugu soo laabten magaalada kismaayo iyaga oo Ay Wehlinayaan Sadex sargaal oo ka mid ahaa saraakiisha Halkaas ku sugnaa, Waxaana lagu wadaa oo la isku raacay in maalinimada Barito ah la soo xareeyo Ciidamada Qaybta hartay iyo Bare Hiiraal.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa ku howlan nabadeynta iyo hirgalinta maamulo loo dhanyahay oo laga dhiso dalka, taa oo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed.

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this