Mooge Posted August 23, 2014 Warbaahinta Kasoo baxa magaalada hargaysa Ayaa Qaar ka Mid Ah saka Qoreen Inuu wada hadalo kula Jiro maamulka Puntland Xaglotiisye Isagoona Ay Sheegeen Inay wada Hadaladani gar wadeen Uu ka Ahaa Axmed cabdi xaabsade oo Horay isku dhibey Puntland Kuna Sugan magaalada garoowe. Ilo wareedyo hoose Oo la Xirirtay Shabakada marqaan news waxay Sheegayaan Inuu xaglotoosiye Xiligani wada Hadalo uu la Furay Puntland oo sanado ka Hor Uu Xilal U ka Waayey,waxana Sidoo kale qaar ka Mid Ah Siyaasin ku sugan garoowe Sheegeen inay wada hadalada U furmeen. waxa u hada Ku Sugan yahay xaglotoosiye Degmada Xudun Oo Uu ku sugan ahay Sidoo Kale Fu’ad adan cade Mudo Laba Isbuuc halkaasi ku Sugnaa,Waxana Warar Hoose Sheegayaan Inay labadoodaba Gor Gortan Adag Kula Jiraan Puntland Xiligani,Inkasta Ilaa Hada La Saadaalin karayn Horgaladani. xaglotoosiye oo hada Xil ka Haya Maamulka Silaanyo ayaa wada Hadaladani ilaa hada La Ogayn sida Ay Dhabta U yahiin,inkasta Oo Siyaasin ku dhow Cadeeyeen Inuu xiligani Khilaf Mudo tagnaa Iyo Isfahan la’an ka Dhex taagnaa Siyaasinta Hargaysa Iyo xagloosiye hadan auU isku dayayo inu wada hadalada la galo. Xaglotoosiye Aya ka Mid Ah siyaasinta isku Dhow Yahiin Axmed Cabdi xaabsade,waxana Markii Puntland Xilka Uu ka wayey Uu Aadey magaalada hargaysa halkaasi oo uu uga Yeedhay Ina xaabsade xiliga hargaysa Joogey. Read more at: http://marqaanweyne.com/?p=5527 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 23, 2014 Before it was xaabsade. now the young and charismatic xaglatoosiye is checking his options and want to see if joining Puntland is an option. let us keep things moving niyoow. abandon the secessionist project. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted August 23, 2014 Beeni raad ma leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 23, 2014 SSC Muhajahid Xtoosiye We are waiting for Khatumo Mujahid Xtoosiye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted August 23, 2014 If this news is true, then most definitely Silaanyo has stopped paying the blackmail monies he used to send to these guys. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adam Posted August 23, 2014 Keep the hope up Buntland Boys, haha walter mitties. Ssc , khatumo , Mudug , jubba , xamar you dream about other people's land day and night , thats what 22 years of Your Papa Siyad regime made you believe in. Siad Barre was , stupid, mad , uneducated and arrogant followng his succesful road you are . Marqaan news is youre source that says it all. Z Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted August 24, 2014 ^^^ they restless and in suspension wondering how they gona make it in that desert that's puntland.They invested heavily along that corridor from Mogadishu to Kismayo the last 50 yrs and lost it all due to the same greediness that is very apparent today....living off otha peoples' land not as good citizens but as clever pirates ,,,too bad some neva learn, repeating same stupid arrogance and expecting different results. Quote Share this post Link to post Share on other sites