Sign in to follow this  
Mooge

Dr. Abdiweli is off to Addis Ababa

Recommended Posts

Mooge   

The feeling inside Garowe is that of accomplishement, unity and pride

 

IMG_7553.jpg

 

Off to Addis for consultation with the IC and AU.

 

7499.jpg

Garowe(PT)Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u dhoofay Dalka Ethopia iyagoona ka amababaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalo Madaxda Puntland Garoowe.

 

Madaxwaynaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Saadiq Eenow, iyagoona Garoonka Diyaaradaha ee caasimada dawlada Puntlane eemagaalada Garoowe ay ku sagootiyeen Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulahi Camay,Wasiiro,Xildhibaano,Saraakil katirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland iyo Dadweyne kale.

 

‘’Waxaan saaka u safraya Magaalada Adis-ababa ee Dalka Ethopia oo aan ugu baxayo shaqo yar iyo howlo dowladda Ethpia uga xiran dowladda Ethopia ‘’Ayuu yiri Madaxwayne Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

 

Madaxwayne Gaas ayaa ugu dambeyntiina sheegay in safarkiisu uu qaadan doono muddo labo maalmood ah kadibna uu dib ugu soo laaban doono dalka,maalmaha uu dalkaasi Ethiopia joogana uu kulamo la qaadan doono madaxda ugu saraysa Dalkaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this