Mooge Posted August 22, 2014 The feeling inside Garowe is that of accomplishement, unity and pride Off to Addis for consultation with the IC and AU. Garowe(PT)Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u dhoofay Dalka Ethopia iyagoona ka amababaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalo Madaxda Puntland Garoowe. Madaxwaynaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Saadiq Eenow, iyagoona Garoonka Diyaaradaha ee caasimada dawlada Puntlane eemagaalada Garoowe ay ku sagootiyeen Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulahi Camay,Wasiiro,Xildhibaano,Saraakil katirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland iyo Dadweyne kale. ‘’Waxaan saaka u safraya Magaalada Adis-ababa ee Dalka Ethopia oo aan ugu baxayo shaqo yar iyo howlo dowladda Ethpia uga xiran dowladda Ethopia ‘’Ayuu yiri Madaxwayne Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Madaxwayne Gaas ayaa ugu dambeyntiina sheegay in safarkiisu uu qaadan doono muddo labo maalmood ah kadibna uu dib ugu soo laaban doono dalka,maalmaha uu dalkaasi Ethiopia joogana uu kulamo la qaadan doono madaxda ugu saraysa Dalkaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites