Mooge Posted August 15, 2014 Something majestic, something unique and great. The Capital of Puntland is going to be redesigned and new modern roads will be built in all neighborhoods. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 15, 2014 Caasimada Puntland oo dhowaan laga bilaabayo dhismaha Wadooyin casri ah Garowe– 7 Augs.2014– Pi– Dowlada Puntland ayaa soo bandhigtey qoshayaal cusub oo sare loogu qaadayo bilicda Magaalada Garowe ee caasimada Puntland, Xukuumada Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa horey u balanqaadey iney isbadal muuqda oo soo jiita indhaha shacabka ay ku sameynayaan Caasimada Puntland ee Garowe. Hawlaha dhismaha Wadooyinka ayaa loo xilsaarey Hay’ada Wadooyinka Puntland oo ah Hay’ad Dowli ah waxaana meesha laga saarey Hay’adihii sida gaarka ahaa loo lahaa ee qandaraasyada lasiin jirey, sargaal Dowlada ka tirsan oo Puntlandi xog siiyey ayaa yir “Waxaa Hay’ada Wadooyinka Puntland loogu dhiibey mashaariicdaan si Dowladu u xaqiijiso in howsha sidii iyo wakhtigii loogu talagalay loo qabtey” Mashaariicda Waadooyinka waxaa ka mid ahWadooyin laga hirgalinayo magaalada dhexdeeda iyo Wadada isku xirta Madaxtooyada iyo Magaalada oo si casri ah loo dhisayo, Wadada Madaxtooyada ka imaanaysa waxaa loo dhisayaa laba wado oo isfeer socda ayna u dhaxayso dariiq geedo lagu beerayo, labada wado waxaa kala maraya baabuurta isku dhinaca u socda, kharashka wadadaan waxaa bixinaya Dowlada Puntland. Waxaa iyana la dhisayaa Wadada Garoonka Diyaaradaha iyo magaalada isku xirta oo iyana si casri ah loo dhisayo waxaa kharashka wadada Garoonka Diyaaradaha bixinaya Dalka Japan. Wadooyinka ka imaanaya Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaradaha waxay naqonayaan kuwo casriyaysan oo calaamadaha wadooyinka leh, wado walba waxaa loo dhisayaa nooca labada wado oo isfeer socda, gawaarida u socda Garoonka wado gaara ayay marayaan kuwa ka yimaadana wado gaara waxaana labada wado u dhaxaynaya jandiirooyin geedeysan. Waxaa kaloo Mashruuca kamid ah Wadooyin iyo Baarkinka gawaarida oo casri ah lagana dhisayo Madaxtooyada dhexdeeda. dhamaan mashaariicdaan wadooyinka waxay bilaabanayaan Sadexda bil ee fooda inagusoo haysa dhexdooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adnan1508736697 Posted August 15, 2014 ^ you been saying that for awhile Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad1508736698 Posted August 16, 2014 garowe is a beautiful city but it needs big of population to grow..the size of the city is twice smaller than Wardhiigley district....the only places that can be called a city are Xamar, hargeysa and Mogadishu...and bosaaso has few years left to be a city. the rest are just a bunch of tooloos Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 16, 2014 ^Xamar and Mogadishu? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adam Posted August 16, 2014 @ If " faaan" or bragging could make a different im sure you the king of that disciplne. Moogow. Today its Garowe, tommorow ? Alula? , rascasr? Some gotforsaken sandvillage in the vast lifeless desert of Bari region. Anyway if you must, what is the " something" about Garowe ? Im sure we all waitng to hear it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 23, 2014 <cite> @Elmuhammadi said:</cite> garowe is a beautiful city but it needs big of population to grow..the size of the city is twice smaller than Wardhiigley district....the only places that can be called a city are Xamar, hargeysa and Mogadishu...and bosaaso has few years left to be a city. the rest are just a bunch of tooloos haha. niyoow don't be ridiculous. your judgement is clouded by clan bias niyoow. bosaso is the third largest city in somalia today. garowe has 300,000 population niyoow. kanaxoo nafta waa. Quote Share this post Link to post Share on other sites