Mooge Posted August 13, 2014 Faysal Cabdi Roobe Siyaasi ahna Qoraa Somaliyeed oo Degen Magaalada Los Angeles, Waraysi uu siiyay Mareegtan puntlandsun ayuu kaga hadlay arrimo badan oo ku lugta leh Arrimaha Siyaasada Somaliya, Doorashadii Madaxweyne Xasan Sheekh ee 2012- Khilaafka Dowlada Dhexe iyo Puntland, Khilaafka Puntland iyo Somaliland. ” Faisal Cabdi Rooble wuxuu ka sheekeeyay in Doorashadii Madaxweyne Xasan lagu Doortay ee Muqdisho ay ahayd mid aan Doorasho Xor ah lagu tilmaami karin ” Doorashada la qabtay 2012- ee Bishii Sideedaa uu ku soo baxay Madaxweyne Xasan Doorasho Xor ah ma ahayn waxay ahayd Doorasho Odayaal la soo Uruuriyay ay iska soo Doorteen qof waana la de dejiyay Safarkii Madaxweynaha Somaliya uu ki Yimi Dalka Maraykanka ayuu ku tilmaamay mid uu ku Fashilmay isaga iyo Wasiiradiisuba sida ay u Maareeyeen la Kulankii Bulshada Somaliyeed isaga oo Tusaale u soo qaatay” Wa Nasiib Xuma ah in Wasiiradii Madaxweynaha la socday ay ka Weecdeen Shaqadoodii isla markaana ay ku Mashquuliin kala Fur Furka Bulshada Somaliyeed iyaga oo ku Khasbayay in aanay ka hor iman Madaxweynaha oo aanay Mudaharaadka ka qayb Galin” Ayuu raaci intaasi Faysal Rooble. Xaalada G.Sool ayuu ka hadlay isaga oo xusay in Somaliland ay Doonayso inay beesha Caalamka ka dhaa dhiciso inay Gobolo badan haystaan” Somaliland shaqo la’aan baa ka Jirta dhalinyaradii baa Shaqo La’aan haystaa waxay ku dhiiranayaan Tahriib Aduunku Waa u sheegay inaan Somaliya lakala Gooynayn” Ayuu ku daray intaasi Faysal Rooble. Mr Rooble ayaa ku dheeraaday in Dhismihii Puntland ay Reer Sool qayb weyn ku lahaayeen isla markaana aanay Awood Buuran ku lahayn Dhismihii Maamulka Somaliland. Gaba Gabadii Caasimada Somaliya ee Muqdisho ayuu wax laga xumaado ku tilmaamay in Hal beel oo Somaliya ka mid ah ay Gudoomiyihii Gobolka iyo Dhowr iyo Tobanka Degmo ay Sad-Bursi ku qaatee isaga oo ku tilmaamay mid sii Fogaynaysa Wadaagii Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted August 13, 2014 I found out that Faisal Roble is from the clan this topic is talking about. I learned something new. He is very outspoken. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad1508736698 Posted August 13, 2014 waa faashil faashil kale ceebtiisa ka sheekaynaayo. somalidi kan wax eedeynaayo iyo kii la aadeynaayey waxba isma dhaamaa...mid walbo dan qabiil iyo mid shakhsi buu dhinac u riixaayaa...nin dan guud sheegayo ma arkeysid. smh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted August 14, 2014 ^ Bal i noo faahfaahi wuxuu Faisal ku fashilmay, adoo raali? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 14, 2014 Mohammed, what you talking about niyoow? Faysal is a Somali nationalist who is pro-Puntland. He is well regarded and well respected everywhere. great man of principle niyoow. he is friends with President Abdiweli too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted August 15, 2014 Oh Snap! Mooge, wuxuu ku fashilmay oo dhan baad sheegtay, lol Did you say he's pro Puntland and pro Abdulwali? That is the mother of all fashilnimo in the eyes of some! Quote Share this post Link to post Share on other sites