Sign in to follow this  
Mooge

xaabsade said he came to puntland to unify his group with rest of Puntland

Recommended Posts

Mooge   

Garowe(pp) Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo kasoo jeeda Gobalka Sool ayaa waraysi uu siiyay BBC waxa uu ku sheegay imaanshihiisa Puntland inuu salka ku hayo sidii aqoontiisa iyo khibradiisa mamul uga faa’iidayn laha mamulka cusub ee Puntland.

IMG_6281

Xaabsade oo mudo 8-sano ku dhow ku maqnaa Somaliland ayaa maalmo ka hor soo gaaray magalada Garowe halkaasoo si ballaaran loogu soo dhaweeyay wuxuna sheegay wanaag iyo tolnimo ku dhamayn doono heshiisiinta Puntland iyo mamulka Khaatumo isla markasna loo jeesto xaalada Laascaanood oo uu ka mid ahaa siyaasiyiintii gacanta u galiyay Somaliland.

 

Waxa uu sheegay inuu noqon doono Oday si hufan howlaha tagan uga shaqayn doono iyadoona su’aal uu waydiiyay wariyihii waraysanayay uu sheegay inuusan xilna kasoo doonan Puntland balse howlaha isku soo dhawaynta uu qayb ka qaadan doono.

 

Xaabsade ayaa Puntland ka tagay waqtigii dowladdii Cadde Muuse oo uu wasiir ka ahaa ka dib khilaaf soo dhexgalay isaga iyo madaxwayne Cadde ayay siyaasiyiinta la socda siyaasadda Puntland sheegayaan inay kaliftay inuu Xaabsade Somaliland u fududeeyo qabsashada Laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Ladies and Gentleman we have found brand new authentic WORD to be added to the prestigious 'Somali Dictionary 2014'.

 

Xaabsade = telephone booth, telephone kiosk, telephone call box, telephone box or public call box.

 

Thanks to siyaasi xaabsade and his bewildering support for the improvement of his beloved language.

 

Have you got change please!

 

Xaabsade (aka the call box) needs coins for his services, no matter where/what/when/who

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this