Sign in to follow this  
Mooge

Jubaland Vice President gets huge welcome in Minneapolis

Recommended Posts

Mooge   

Minnepolis(PT) Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa munaasibad soo dhawayn ah waxay magalada Minnepolis ugu sameeyeen Madaxwayne ku xigeenka Jubba Cabdiqaadir Xaaji Maxamed Luga-dheere iyo wasiika iskaashiga iyo xiriirka Maxamed Nuur.

 

Soo dhawaynta mas’uuliyiintan mamulka Jubba ka socda ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha xaafada lixaad ee Minnepolis Cabdi Cumar,Alfarnk oo ah Seneter laga soo doorta Minnepolis iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaladaasi.

 

Madaxwayne ku xigeenka mamulka Jubba Cabdiqaadir Lugadheere oo munaasibadaasi lagu soo dhawaynayay khudbad ka jeediyay ayaa sheegay inay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed ay taageereen mamulka Jubba isla markasna laga qayb qaato hormarka iyo isku xirnaanshaha ka socda magalada Kismayo.

 

Lugadheere ayaa sheegay mamulka Jubba inuu u baahan yahay taageero shacab oo mugwayn islamarkasna Qurba Joogta Gobaladda mamulka Jubba kasoo jeeda looga baahan yahay inay ka qayb qaataan dhismaha iyo maalgashiga dhulka Jubbaland.

 

10559203_10203899748748055_1171329727_n 10583303_10203899766828507_906134371_n 10588883_10203899778268793_928441944_n 10588983_10203899756548250_249438063_n 10592400_10203899778948810_2144347656_n 10595884_10203899774308694_1872118898_n 10601212_10203899757548275_851160590_n 10601224_10203899751748130_330152151_n 10602753_10203899761468373_601176101_n 10602927_10203899752388146_272497135_n 10608830_10203899761388371_767280690_n 10608927_10203899755628227_193774240_n 10609096_10203899755468223_794946178_n 10609220_10203899755388221_375474492_n 10613985_10203899755868233_1311637467_n

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this