malistar2012 Posted August 10, 2014 Xoosh Jibril oo sheegay in Puntland ay cadaalad darro ku sameysay **** kuna biirayaan MAAMULKA G/DHEXE MP xoosh from Puntland Mudug will join Galgaaduud MP xoosh from Puntland Mudug will joining Galgaaduud Aug 10, 2014 - 7 Jawaabood Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil, ayaa ka hadlay caddaalad darrada Puntland ay ku sammeysay beesha **** oo ka mid ah beelaha laf dhabarka ah ee dega Puntland, ee uu kasoo jeedo. Cabdiraxmaan Xoosh, ayaa bartiisa Facebook ku xardhay erayo lagu tilmaami karo kuwa ka turjumaya qadiyada beesha ****, ee ku aaddan siyaasadda dalka. Waxa uu is-bar bar dhig ku sammeeyey tirada xildhibaannada **** ay ku lee yihiin baarlamanka Puntland oo ah 3 iyo tan ay ku lee yihiin baarlamanka federaalka oo ah 5 xubnood. Waxa is-weydiiyey sababta beelaha Dhulbahante (17) iyo (9 Xildhibaan) ay baarlamanka Puntland uga badan yihiin , ayada oo xaqiiqda ay tahay in labadaas beeloodba aysan daacad u wada ahayn Puntland sida, oo ay sidoo kale ku jiraan baarlamanka Somaliland. Ayada oo uu eegayo arrimahaas oo idil, ayuu Xoosh Jabriil is-weydiiyey waxa diidi kara in ku biiraan maamulka cusub ee Central Somalia State ee gobollada Mudug iyo Gal-Gaduud? Xildhibaan Xoosh oo looga bartay inuu si dhab ka hadal ah u cabiro waxa uu aaminsan yahay ayaa yiri:- “Dad baa waxey leeyihiin, Xubno ka mid ah beesha kama qaybgali karaan maamul u sameeynta Central Somalia State. War waalidaan arka. Mar haddii oo 9 Xildhibaan ku leh Baarlamaanka Puntland iyo oo ku leh 17 xubnood Baarlamaanka Puntland, ay Somaliland madaxna ka yihiin, Baarlamaanka Somaliland-na Ku jiraan, maxaa laga rabaa. Ka warran oo ah qabiilka labaad ee Puntland dega wixii ka dambeeya ayaa laga siiyay Puntland seddex (3) Xildhibaan, Federaalkana Shan ( 5). Bal arka Proportionality-gan. . Bal ila eegooy aan taaganahay”. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Adam Posted August 10, 2014 I welcome his opinion And im sure my " Buddy " Mooge also has something to say. Walalaha Mudug iyo Galagduud welcome is raaca oo isku tirsada Somalia waa Federalism ninki kaso horjeeda waa dowlu diid . Welcome Central state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted August 10, 2014 shrinking puntland but they keep running their mouth no matter what! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 10, 2014 haha. malistar niyoow isku xishood. xoosh siyada somaliya wuku fashilmay niyoow. nobody listens to what he says. but even in his failure, he didn't say anything about joining central state because he was simply asking questions. how can his clan join with central state when eagle clan is in between them and HAG. Quote Share this post Link to post Share on other sites