gooni Posted August 12, 2014 Walaaleheen reer caanoole waxaa u fiican inay iska ganacsadaan, iskuna xirnaadaan sida hindida bohriga oo kale, canshuurtana iska bixiyaan, meeshaanu maahan puntland waa multiethnic dabka dabaysha xageeda lagama maro, Madoobe iyo hiiraale midna kaa yeeli maayo inaad hor boodo waa laba dagaal ooge take my word. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted August 12, 2014 ^Sax, wakaa caqloga wanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites