Sign in to follow this  
Mooge

Interior Minister Karaash slams dreamer Xaad and Ahmed diriye

Recommended Posts

Mooge   

Former_Aviation_Minister_1.jpg

 

SSC heavyweight and Puntland interior minister Karaash laughed off the wording of the Central State document. he called it a joke written by xaad and bililiqayste ahmed diriye.

 

(Dhagesyo) Axmed Karaash,” Hishiiska gobolada dhexe waa ereyadii ay ku hadli jireen Axmed Diiriye Cali iyo Xaad iyaga ayaana soo qortay,”

 

(Pi Garowe) Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladda hoose ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay Puntland inaysan marna qaadan karin oo lagu qatali karin hishiis aan sinaba uga turjumayn midnimada Soomaaliya.

 

Axmed Karaash oo maanta kusoo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo 4 xildhibaan oo reer Puntland ah oo katirsan barlamaanka federalka Soomaaliya oo ku yimid baaqii madaxweyne C/Weli ayuu sheegay inay weli inay dowladda Puntland ilaalinayso midinimada Soomaaliya iyo wadajirkeeda.

 

Isagoo ka hadlayay hishiiskii ay dhawaan xukuumada Muqdisho ku sheegtay inay maamul ugu sameynayso gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa wuxuu sheegay inay u arkaan ereyadii ay saxaafada ka sheegi jireen odayaasha koonfurta.

 

” Anigu waan aqriyay hishiiskaas. Waxaan umaleenayaa mas’uuliyiin majoogin. Waxaan oran karaa waa ereyadii ay ku hadli jireen Axmed Diiriye Cali iyo Xaad. Waxaanba is iri iyaga ayaa goobta joogay oo uqorey hishiiskaan,” ayuu yiri wasiirku.

 

Wasiirka arimaha gadaha wuxuu sheegay dowladda Puntlad inay weli dacalka ku dhagan tahay oo ay ilaalinayso calanka Soomaaliya si uusan u baabi’in.

 

Halkaan hoose ka dhageyso codka Axmed Karaash.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this